Day: August 23, 2020
Somali News

WARKA DUHUR (23-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Axmed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (23-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (BARAKAAT) Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (23-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Midowga Yurubka oo war ka soo saaray markabka la sheegay in lagu afduubtay Puntland

Howlgalka Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad-badeeda Soomaaliya ayaa tafaasiil kasoo saarey Markabkii la sheegay  in asbuucii hore lagu afduubtay xeebaha deegaanada maamulka.

Read More
Somali News

Qarax lala eegtay guddoomiyaha degmada Yaaqshiid

Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Muuse Geeseey ayaa ka badbaaday Qarax Miino oo goordhaw ka dhacay eegtay aagga Laansaleeti ee degmada Cabdicasiis ee gobalka Banaadir.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {23-08-2020}=Suuratu safaaat Darsigii-01aad-Q{571}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (23-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

10 ruux oo shacab ah lagu laayay Jamhuuriyada Dimoqoraadiga ee Congo.

Koox hubaysan oo weerar ku qaaday bariga Jamhuuriyada Dimoqoraadiga ee Congo ayaa waxa ay dileen dad badan oo shacab ah.  Masuuliyiinta gobolka iyo.

Read More
Somali News

Ninkii dunida ugu waynaa oo ku geeriyooday wadanka Koofur Afrika.

Nin u dhashay dalka Koofur Afrika oo loo haystay in uu yahay ninka dunida ugu wayn ayaa ku dhintay da’da 116 sano. Ninkan.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (23-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More