Day: October 9, 2020
Somali News

Maamulka Puntland oo war ka soo saaray baaritaanka dilkii guddoomiyihii gobolka Nugaal

Maamulka Puntland ayaa war ka soo saaray dilka guddoomiyihii gobolka Nugaal Marxuum Cabdisalaan Xasan Xirsi Gu’jir, loogu gaystay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug..

Read More
Somali News

Dib u dhac ku yimid dhaqan-galka jadwalkii doorashooyinka Hirshabeelle

Muqdisho-KNN-Waxaa hakad uu ku yimid dhaqangalka jadwalkii doorasho ee ay soo saareen guddiga u xilsaaran soo xulista Baarlamaanka 2aad ee Baarlamaanka Hirshabelle. Hakadkan.

Read More
Somali News

Kheyre oo kulamo siyaasaadeed ka bilaabay Nairobi

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, islamarkaana ah Musharax Madaxweyne ayaa xalay waxaa uu gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya..

Read More
Barnaamijyo

WARKA DUHUR (09-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maryama.

Read More
Somali News

Macalimiin cabsi uga cararay Waqooyi Bari ee dalka Kenya

Muqdisho-KNN-Sida ay daabaceen qaar kamid ah Wargeysyada ka soo baxa dalka Kenya, macalimiin iyo tababarayaal ka soo jeeda gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolosha (09-10-2020)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Sakariye Maxamed Salaad Waxaana Marti.

Read More
Somali News

Meydka marxuum Cali Khaliif Galeyr oo maanta la keenayo Muqdisho.

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho la keeno meydka Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo ahaa R/Wasaarihii hore ee Somalia, kadib markii uu.

Read More
Somali News

Iiraan oo war ka soo saartay dagaalka u dhexeeya Azerbaijan iyo Armenia

Iiraan ayaa ka digtay in dagaalka soo cusboonaaday ee u dhaxeeya dalalka ay deriska yihiin ee Azerbaijan iyo Armenia uu sababi karo dagaal.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (09-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Weerar ka dhacay Kismaayo

WararKa  ka imaanya  magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xalay koox hubeysan ay bamboo gacmeed ku weerareen goob lagu caweeyo.

Read More