Day: October 21, 2020
Somali News

Dagaal Muqdisho ku dhex maray Ciidamo ka wada tirsan DFS

Muqdisho-KNN-Warar na soo gaaraya ayaa sheegaya in Ciidamo ka wada tirsan dawladda Soomaaliya ay ku dagaalameen maanta magaalada Muqdisho. Dagaalkan maanta ayaa waxa.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay shil ka dhacay dalka Afghanistan

Muqdisho-KNN-Ugu yaraantii 15 Qof oo shacab u badan ayaa ku geeriyoodey halka dad kale oo badan ay ku dhaawacmeenm kadib markii ay sameyeen.

Read More
Somali News

Masaajidda magaalooyin ku yaalla dalka Faransiiska oo la xiray

Muqdisho-KNN-Dawladda Faransiiska ayaa amar ku bixisey in albaabada loo laabo Inta badan masaajidda ku yaalla dalka  Faransiiska gaar ahaan magaalada Caasimada ah ee.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (21-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cumar.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (21-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (21-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkaan idin kaga soo jeedin doono:Maslax Abuukar Xaaji:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {21-10-2020}= Suuratu fussilat Darsigii2aad-Q{612}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (21-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
News in English

Taiwan charges Chinese captain over killing of ‘Somali pirates’

Prosecutors in Taiwan have charged the captain of a fishing boat with ordering the killing of four suspected Somali pirates eight years ago..

Read More
Somali News

Guddi ka socda golaha shacabka iyo mas’uuliyiinta W/waxbarashada oo maanta yeelanaya kulan xasaasi ah

Muqdisho-KNN-Xarunta Villa Hargeysa waxaa maanta kulan ku yeelanaya mas’uuliyiinta ugu sarreysa ee wasaaradda waxbarashada Soomaaliya iyo guddi xildhibaanno ah oo dhawaan loo magacaabay.

Read More