Day: November 6, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (06=11=2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

Dagaal u dhaxeeya Al-Shabaab iyo ciidamada xoogga oo ka socda Galgaduud

Wararka ka imaanaya tuulooyin hoostaga deegaanka Bulacle  ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xooggan oo u dhexeeya Al-shabaab iyo Ciidanka Dowladda uu.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (06-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maryama.

Read More
Somali News

Uganda oo ciidamo badan kala baxday Soomaaliya

Saraakiil ka tirsan dowladda Uganda ayaa sheegtay in ciidamo gaaraya 2100-Askari, oo ka tirsanaa Midowga Afrika ee AMISOM, kuwaas oo Khamiistii tagay Xarun.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolosha (06-11-2020)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Axmed Maxamed Ibraahim  Waxaana Marti.

Read More
Somali News

Itoobiya oo laga cabsi qabo in uu ka dhaco dagaal sokeeye

Xiisada u dhaxeysa Xukuumadda Dhexe ee Itoobiya iyo ismaamulka Tigray-ga ayaa u muuqata mid cirka isku shareertay, iyadoo hadda laga cabsi qabo in.

Read More
Somali News

Gaas oo ka digay khalalaaso ka dhasha doorashada.

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu ka hadlay doorashada Somalia la filayo in.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (06-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Dagaal ka dhacay Janaale.

Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee gobolka shabellada Hoose ayaa sheeagaya in dagaal u dhexeeya ciidamada xoogga iyo kuwa Al-Shabaab uu ka dhacay.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo xalay kulamo la qaatay Xildhibaannada

Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle Dr. Cabdixakin Luqmaan Xaaji Muxumed ayaa xalay waxaa uu kulan la qaatay xildhibaanada cusub ee baarlamaanka maamulkaasi. Guddoonka.

Read More