Day: November 6, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (06-11-2020)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{06-11-2020}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed

Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa magacaabay Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed, kaasoo ka kooban 8 xubnood, waana maamul goboleedkii 3aad ee si rasmi.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo caawa weerar ku qaaday Ceelwaaq

Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ayaa caawa weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada Kenya iyo kuwa Jubbaland ay ku leeyihiin Dagmada Ceelwaaq ee gobolka.

Read More
Somali News

Gobolka Georgia cododka doorashada oo dib loo tirin doono

Xoghayaha Arimaha Dibadda ee gobolka Georgia ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in dib loo tiri doono cododka doorashada ee Gobolkaasi iyadoo ay sii.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (06-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali.

Read More
Somali News

Faah-faahin laga helayo dagaal ka dhacay Galguduud

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal dhexmaray ciidamo ka tirsan xoogga dalka iyo Al-shabaab oo ka dhacay deegaanka Bulacle oo hoos taga.

Read More
Somali News

Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabeelle iyo Cali Guudlaawe?

Gudoomiyaha Baarlamaanka Labaad ee dowladd goboleedka  Hirshabelle  Dr.Cabdi Xakiim Luqmaan Xaaji Muxumad oo ay wehliyaan  Labadiisa ku xigeen Siraaji Sheekh Isxaaq iyo Mahad.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (06=11=2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-sakariye maxamed.

Read More
Somali News

Joe Biden oo hoggaaminaya codadka gobollo dhowr ah iyo wararkii u dambeeyey ee doorashada Mareykanka

Rajada Donald Trump ee doorashada madaxweynaha Mareykanka ayaa daqiiqadba daqiiqadda ka dambeysa sii xumaaneysa, waxaana kasoo xirmaya albaab kasta oo fursad ah, ayada.

Read More