Day: November 13, 2020
Somali News

Dowladda Beljimka oo Tallaabo ka qaaday rag doonayay in ay gubaan Kitaabka Quraanka

Dowladda Beljimka ayaa ceyrisay 5 qof oo u dhashay dalka Denmark kuwaasi oo aaminsan fikirka midig fog islamarkana waxa laga mamnuucay muddo sanad.

Read More
Somali News

Booliska degmada Qoryoolay oo gacanta ku dhigay burcad dhac ka geysan jirtay degmadaasi.

Ciidamada booliska  ayaa  saacadihii la soo dhaafay waxaa ay gacanta ku soo dhigeen  koox  hubeysan oo dhac ka geysaneysay degmada Qoryoolay ee gobolka.

Read More
Somali News

Shiinaha oo sheegay inu xoojinayo taageerada uu siiyo Soomaaliya.

Dowladda China ayaa sheegtay in ay go’an tahay xiriir iskaashi oo qota dheer oo ay la yeelato Soomaaliya si ay qeyb wanaagsan uga.

Read More
Somali News

Abiy Axmed oo maamul KMG ah u magacaabay Tigray

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa Dr. Mulu Nega u magacaabay madaxa fullinta ee gobolka Tigray. Ra’iisul Wasaaraha wuxuu bartiisa Twitter-ka ku sheegay.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (13-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

DFS oo ku baaqday in si deg deg ah loo joojiyo colaad beeleedyada ka taagan gobolada dalka.

Jeneraal Muqtaar Xuseen Afrax Wasiirka arrimaha gudaha soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada kasoo cusboonaday qeybo.

Read More
Somali News

Faahfaahin ka soo baxaya qarax xalay ka dhacay Muqdisho

Guddoomiyaha degmada Hodan ee gobolka Banaadir  Cabdixakiin dhagajuun  ayaa ku dhaawacmay Qarax miino oo xalay  ka dhacay wadada 21-ka Oktoobar ee degmada Waabari,.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka Dadban

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka Dadban kaas oo Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ay.

Read More