Day: November 13, 2020
Somali News

Maxay DF ka tiri eedeynta loo jeediyey hanaanka loo soo xulay guddiyada doorashada?

Muqdisho-KNN-Raysal wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa waxa uu hadlay arrimaha doorashada iyo guddiyada la magacaabay ee arrimaha doorashooyinka ee.

Read More
Somali News

Mahdi Guuleed oo baaq u diray beelaha ku dagaalamaya gobollada Dhexe

Muqdisho-KNN-Raysal wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa waxa uu ku baaqay in la joojiyo colaad beeleedyada mudooyinkii u dambeeyay ka.

Read More
Somali News

Xisbiga NLD oo ku guuleystay doorashadii ka dhacday Myanmar

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta  lagu dhawaaqay doorashada madaxtinimo ee Myanmar cidda ku guuleystay. Xisbiga ay hoggaamineyso haweenayda Aung Suu Kyi ayaa mar kale ku guuleystay.

Read More
Somali News

Trump oo ku doodaya in la musuq maasuqay codadkii doorashada Mareykanka

Muqdisho-KNN-Madaxweynihii laga guuleystay ee dalka Mareykanka Donald Trump iyo Xisbigiisa, ayaa weli waxa ay ku doodayaan in la musuq maasuqay doorashadii bishan November.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (13-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maryama.

Read More
Somali News

Dagaal weli ka socda gobolka Tigray-ga

Ra’isul Wasaaraha waddanka Ethiopia Abey Ahmed ayaa shaaciyay  in milatariga dalkaasi ay qabsadeen galbeedka gobolka Tigray, kaddib todobaad uu halkaasi dagaal culus ku.

Read More
Somali News

Itoobiya oo xirtay shaqsiyaad taageerayay Tigray-ga

Ku dhawaad 250 qof ayaa lagu xiray caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa kuwaas oo looga shakiyay inay qorsheynayeen inay taageero u raadiyaan Tigray.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolosha (13-11-2020)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Skariye Maxamed Salaad  Waxaana Marti.

Read More
Somali News

Qof shacab ah oo lagu dilay Galgaduud.

Wararka naga soo gaaraya  Deegaanka Mareergur ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaas lagu dilay xalay nin aad looga yaqaano deegaankaasi,  kaasi.

Read More
Somali News

Tahriibayaal ku dhintay doon kula degtay xeebaha Liibiya

Ugu yaraan 74 tahriibayaal ah ayaa geeriyooday kadib markii doontii ay la socdeen oo cilladi ku timid ay ku degtay xeebaha dalka Liibiya.

Read More