Day: November 15, 2020
Somali News

Maamullada Puntland iyo Jubbaland oo aan soo magacaabin xubnaha ku metali doona guddiyada doorashooyinka

Muqdisho-KNN-Madaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa wali soo magacaabin guddiyada min Sideedda xubnood ah, ee heer dowlad gobaleed, kuwaas oo qeyb ka.

Read More
Somali News

Meydka qof dumar ah oo laga helay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir

Muqdisho-KNN-Meydka Haweeney la gowracay ayaa maanta waxaa laga helay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir. Xaafadda Buula-Maaxaay ee gobolka Banaadir ayaa lagu arkay meydka.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo beenisay war ka soo baxay dawladda Itoobiya

Muqdisho-KNN-Al-Shabaab ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay hadal kasoo baxay dawladda Federaalka Itoobiya, kaas oo ahaa in ciidamadeedu qabteen xubno katirsan Al-Shabaab. Dawladda.

Read More
Somali News

Armenia oo sheegtay in kumanaan Askari looga dilay dagaalkii ay la gashay Azerbaijan

Muqdisho-KNN-Armenia ayaa sheegtay in  in ka badan laba kun oo askari looga dilay dagaalkii socday lixda toddobaad ee ay la gashay Azerbaijan, ee.

Read More
Somali News

Hogaamiyaha TPLF oo xaqiijiyay inay duqeeyeen garoonka diyaaradaha ee Asmara

Muqdisho-KNN-Hogaamiyaha Gobolka Tigray ee Ethiopia (Debretsion Gebremichael) ayaa xaqiijiyay in ciidamada Tigreega ay duqeeyeen garoonka diyaaradaha ee caasimada Asmara ee Eriteriya. Dhacdadaani ayaa.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (15-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maxamed.

Read More
Somali News

Xubno saameyn badan kuleh siyaasdda dalka oo maanta kulan ku yeelanaya Nairobi

Nairobi-KNN-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo siyaasiin kale ayaa.

Read More
Barnaamijyo Sports

Bar Ciyaaraha 15 11 2020

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur {Barakaad}:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Askari ka tirsan ciidamada dowadda oo maanta dil ka geystay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta qof shacab ah ku dilay Isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho, waxaana goobta ka baxsaday askarigii.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (15-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More