Day: November 15, 2020
Somali News

Dagaal geystay dhimasho iyo dhaawac oo ka socda duleedka Warsheekh

Warsheekh-KNN-Wararka aan maanta ka heleyno duleedka degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in halkaas uu ka dhacay dagaal beeleed geystay khasaare.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {15-11-2020}= Suuratu dukhaan Darsigii 2aad-Q{631

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (15-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad Daraja:-.

Read More
Somali News

Dhimasho iyo dhaawacyo ka dhashay shil gaari oo ka dhacay G/Nugaal

Garowe-KNN-Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay shil gaari oo ka dhacay deegaan lagu magacaabo Dangoroyo oo ka tirsan gobolka.

Read More
Somali News

Ciidamada Nigeria oo beeniyay in ay dileen dibad baxyaal.

Ciidamada dalka Nigeria ayaa beeniyay wararka sheegaya in ay dileen dibad baxyaal aan hubaysneen bishii October. Taliyaha ciidamada oo warbaahinta lahadlay ayaa soo.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (15-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Gantaalo xalay lagu weeraray Asmara

Wararka ka imaanaya caasimadda dalka Eritrea ee Asmara ayaa sheegaya in qaraxyo ka dhaceen magaalada saacado uun kadib markii sarkaal ka soo jeeda.

Read More
Somali News

Golaha wasiirada Puntland oo meelmariyay miisaaniyada Maamulkaasi

Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa.

Read More
Somali News

Ciidamada amniga Puntland oo gacanta ku dhigay xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland  ayaa hawlgallo amniga lagu xaqiijinayo sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Bari. Deegaanada Howlgalada laga sameeyay ayaa waxaa ka.

Read More