Day: November 22, 2020
Somali News

Khasaare nafeed oo ka dhashay shil gaadiid oo ka dhacay duleedka Garowe

Garowe-KNN-Faahfaahino ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay shil gaadiid oo ka dhacay tuulo lagu magacaabo Shire Dhogor-libaax oo ku taalla inta u.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (22-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad Daraja:-.

Read More
Somali News

RW Rooble oo maanta ku wajahan magaalada Baydhaba

Muqdisho-KNN-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay. Safarka Ra’iisul wasaaraha ee.

Read More
Somali News

Xasan Sheekh oo si adag u eedeeyey Fahad Yaasiin “Waxuu wadaa dumin siyaasadeed”

Muqdisho-KNN-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka qeyb galayay barnaamij dood wadaag ahaa oo su’aallo lagu weydiinayay ayaa aad u.

Read More
News in English

What Ethiopia’s crisis means for Somalia

With many around the world focused on the dangerous military confrontation in Ethiopia, Somalia too is facing a triple security crisis that can.

Read More
Somali News

Hub lagu soo qabtay howlgal ka dhacay magaalada Boosaaso

Boosaaso-KNN-Laamaha ammaanka ee Puntland, ayaa xalay howlgal waxa ay ka fuliyeen gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Hawlgalka waxa iska kaashaday Ciidamada.

Read More
Somali News

Maxaabiis ka baxsatay xabsi ku yaalla dalka Lubnaan oo ku dhintay shil gaari

Muqdisho-KNN-Dalka Lubnaan shan maxbuus ayaa ku dhintay shil gaari, kadib markii baabuurkii ay ku baxsanayeen uu shil la galay. Maxaabiista ayaa ka mid.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (22-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Shirka midowga musharaxiinta oo wajigiisa labaad galay iyo wararkii u dambeeyey

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta wajigiisa labaad gelaya shirka wada-tashiga ee midowga musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya, kaas oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho. Inta.

Read More
Somali News

Maxay ka wada-hadleen Cabdikariin Guuleed iyo guddoomiye Cabdi Xaashi?

Muqdisho-KNN-Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ah musharax madaxweyne ayaa xalay kulan gaar ah hoygiisa kula qaatay guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi.

Read More