Day: November 22, 2020
Somali News

Daawo: Taliska booliska oo war ka soo saaray qaad lagu gubay Muqdisho iyo gaadiid la xayiray

Muqdisho-KNN-Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa maanta fagaare ku yaalla degmada Dharkenley, gaar ahaan saldhigga booliska degmadaas ku gubay jawaano qaad ah. Qaadka la.

Read More
Somali News

RW Rooble oo war ka soo saaray u jeedka uu u tegay Baydhaba

Baydhaba-KNN-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maanta gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay, ayaa war ka soo saaray safarkiisa. Rooble oo.

Read More
Somali News

Dowladda Sacuudiga oo doonaysa inay la heshiiso dhigeeda Qatar

Riyadh-KNN-Wasiirka arrimaha dibbadda Sacuudiga Amiir Faysal Bin Farxaan Al-Sacuud ayaa sheegay in dawladiisu ay hadda wado qorshe ay kula heshiinayso dawlada Qatar oo.

Read More
Somali News

DF oo digniin ka soo saartay dufaan ku soo wajahan qeybo ka mid ah Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Wasaaradda Gargaarka Mareeynta iyo Masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku socotay dadka Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Bari ee Puntland. “Wasaaraddu.

Read More
Somali News

Doorasho ka bilaabatay dalka Burkina Faso xilli ay jirto cabsi amni oo weyn

Muqdisho-KNN-Dadka wadanka Burkina Faaso ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta si ay usoo doortaan madaxweyne uu dalkaasi yeesho, ayadoo ay jirto cabsi ka.

Read More
Somali News

Maxaa ka soo baxay wada-hadalka dhex maray Erdogan iyo Boqor Salmaan?

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa kala hadlay boqor Salmaan-ka Sacuudiga sidii lagu xoojin lagaa xiriirka labada dal, oo aad u xumaaday wixii.

Read More
Somali News

Sawirro: RW Rooble oo gaaray Baydhaba iyo u jeedka safarkiisa

Baydhaba-KNN-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay. Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa is.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (22-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Xuseen.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (22-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad Daraja:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (22-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More