Day: November 24, 2020
Somali News

Midowga musharaxiinta oo doortay shir guddoon, xoghaye iyo afhayeen

Muqdisho-KNN-Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo maalintii afaraad uu shir uga socdo magaalada Muqdisho ayaa doortay shir-guddoon, iyadoo uu shirku sii balaartay, dhinacyo.

Read More
Somali News

Sacuudiga oo si adag u beeniyey booqashada R/Wasaaraha Israa’iil ee dalkiisa

Riyadh-KNN-Wasiirka Arrimaha Dibedda Sacuudiga ayaa beeniyey warar ay baahiyeen warbaahinta qaar oo sheegayey in ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu uu Axadii todobaadkan socdaal.

Read More
Somali News

Beesha Caalamka oo ku biireysa shirka musharaxiinta iyo wararkii u dambeeyey

Muqdisho-KNN-Shirka Wadatashiga ee Musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo maalintii afaraad galay ayaa maanta waxaa kusoo biiray qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed, ganacsatada.

Read More
Somali News

Joe Biden oo sii xulanaya xubnihii la shaqayn lahaa marka uu xafiiska la wareego

Washington-KNN-Madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanka Joe Biden ayaa xoghayihii hore ee arrimaha dibadda dalkaasi John Terry u magacaabay wakiilka gaarka ah ee.

Read More
Somali News

Tirinta codadka doorashadii Burkina Faso oo bilaabatay xilli ay jirto cabsi weyn

Ouagadougou-KNN-Tirinta codadka doorashada dalka Burkina Faso ayaa ka bilaabatay dalkaas, ayadoo welli ay jirto cabsi dhanka amaanka ah. Guddiga doorashadda ayaa sheegay in.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (24-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Bar Ciyaaraha 24 11 2020

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur {Barakaad}:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (24-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Taliyihii hore ee Ciidanka cirka Soomaaliya Jen Khaliif Ciise Mudan oo Geeriyooday

Taliyihii hore ee ciidamada cirka soomaaliya dowladii militeriga Jeneral khaliif Ciise Mudan ayaa ku geeriday wadanka Turkiga oo uu mudo ku xanuusanaa. Marxuumka.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {24-11-2020}= Suuratu axqaaf Darsigii 1aad-Q{637}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More