Day: November 24, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (24-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamed.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in Al-Shabaab ay gaadiid badan ku gubeen Bakool

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay si kulul uga hadashay gaadiid ay dagaalameyaasha Al-Shabaab ku gubeen deegaano ka tirsan gobolka Bakool. Gaadiidkan ay.

Read More
Somali News

Shirka musharixiinta madaxweynaha oo maanta la soo gabagabeynayo

Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo shirkooda galay maalintii afaraad ayaa maanta lagu wadaa  in la soo gabagabeeyo shirkooda, iyadoo la filayo  in laga soo.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo la sheegay inuu la kulmay Safiirka Itoobiya u jooga Soomaaliya.

La taliyaha dhinaca Amniga Dowladda Federaalka Itoobiya Gedu Andargacho ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, sida ay sheegeen.

Read More
Somali News

Puntland oo gurmad u sameysay dadka saameynta ku yeeshay roobka ka da’ay Boosaaso

Ciidanka Ilaalada Xeebaha dowladda Puntland ee PMPF, ayaa xalay kaamamka Barakacayaasha Boosaaso ka daad-gureeyay, boqollaal Barakacayaal ah oo kaamamkii ay ku jireen daad.

Read More
Somali News

Boqorka dalka Spain oo laga helay Covid-19.

Boqorka dalka Spain ayaa waxaa laga helay xanuunka Covid-19, xilli uu dalkaasi ku siibaahayo. Boqor Felipe VI oo 52 sano jir ah ayaa.

Read More
Somali News

Trump oo ogolaaday in uu bilaabo hanaankii uu xilka ugu wareejin lahaa Joe Biden.

Madaxweyne Trump ayaa oggolaaday in uu bilaabo marxaladdii xilwareejinta ee Joe Biden kula wareegi lahaa xafiiska. Madaxweynaha ayaa sheegay in hay’adda federaalka ee.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (24-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Biden oo ku dhawaaqay xubno cusub oo ka mid noqonaya maamulkiisa

Madaxweynaha la doortey ee Mareykanka Joe Biden ayaa Antony Blinken u magacaabay in uu noqdo xog-hayaha arrimaha dibadda ee maamulkiisa cusub, iyadoo uu.

Read More
Somali News

Maxaa saakay ka cusub dagaalka ka socda Itoobiya

Hoggaamiyaha TPLF ee mas’uulka ka ah maamulka deegaanka Tigraay Dr Debretsion Gebremichael wuxuu qirtay in magaalooyin laga qabsaday, balse wuxuu beeniyey sheegashada dowladda.

Read More