Day: November 27, 2020
Somali News

Banaanbax looga soo horjeedo Ciidamada Danab oo maanta ka dhacay Shabeellada Hoose

Muqdisho-KNN-Banaan bax looga soo horjeedo Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa maanta waxa uu ka dhacay gobolka Shabeellada Hoose. Banaanbaxan.

Read More
Somali News

Qaramada Midoobey oo ka walaacsan ka bixitaanka Ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya iyo Doorashooyinka dalka

Muqdisho-KNN-Wakiilka Dowladda Ruushka ee Qaramada Midoobey  ayaa ugu baaqday madaxda Dowladda inay xaliyaan muranada ka tagan ,soo xulista Guddiga Doorashooyinka iyo sidoo kale.

Read More
Somali News

Kulamo xal loogu raadinayo colaad ka taagan gobolka Hiiraan oo ka socda magaalada Beledweyne

Muqdisho-KNN-Waxaa magaalada Beladweyne ka socda kulamo iyo dadaalo xal loogu raadinayo xiisad colaadeed ee ka taagan duleedka magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.

Read More
Somali News

Maxkamad ku taalla dalka Venezuella oo xukunno ku riday Muwaadiniin Mareykan ah

Muqdisho-KNN-Maxkamad sare oo ku taalla dalkaVenezuella ayaa xukun xabsiyo kala duwan ah ku riday , muwaadiniin u dhashay dalka Mareykanka. Muwaadiniinta oo ka.

Read More
Somali News

Turkiga oo si adag uga hadlay go’aan ay soo saareen Midowga Yurub

Muqdisho-KNN-Dawladda Turkiga ayaa ka hor timid go’aan ay soo saareen Baarlamaanka Midowga Yurub, kaas oo ku aadan arrimaha badda Meditarenianka iyo Jaziiradda Qubrus..

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (27-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maryama.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolosha (27-11-2020)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Nuur Shiikh Cismaan Shiikh.

Read More
Somali News

Trump oo sheegay in uu iskaga tegayo Aqalka Cad

Donald Trump ayaa sheegay inuu ka tagayo Aqalka Cad hadii Joe Biden si rasmi ah loogu caddeeyo inuu yahay madaxweynaha xiga ee Mareykanka..

Read More
Somali News

Galmudug iyo Puntland oo ka shiray amni darada ka jirta Mudug

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa lagu qabtay kulan u dhaxeeyay mas’uuliyiinta Maamulada gobolka Mudug ee Puntland & Galmudug, waxaana looga.

Read More
Somali News

Dagaalka ka socda Itoobiya oo sii xoogeystay.

Ra’isal wasaare Dr Abiy Axmed ayaa sheegay dagaalka Tigraay inuu galay wajigiisi seddexaad ee uu dambeeyey, ciidamadiisuna ay wadaan dagaal ballaadhan oo ay.

Read More