Day: November 28, 2020
Somali News

Milateriga Itoobiya oo duqaymo culus oo ku bilaabay xarunta Tigray ee Mekelle

Hogaamiyaha xoogagga fallaagada ah ee gobolka Tigray ayaa sheegay in ciidamada dawladda Itoobiya bilaabeen guluf ay doonayaan in ay ku qabsadaan magaalada Mekelle.

Read More
Somali News

Turkiga iyo Jaamacadda Carabta oo war ka soo saaray weerarkii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Allaha u naxariistee waxaa isbitaalka xoogga dalka ka dhacay aaska sideed dhalinyaro ah oo xalay ku dhintay weerar lala beegsay maaqayad lagu magacaabo.

Read More
Somali News

DF Itoobiya oo ku goodisay in maalmo gudahood ay kula wareegi doonto Mekelle

Militariga Ethiopia ayaa goor danbe oo Jimcihii ah sheegay in ciidamada dalkaasi ay maalmaha soo socda la wareegi doonaan caasimadda gobolka Tigray ee.

Read More
Somali News

Nabadoon caan ahaa oo maanta lagu dilay waqooyiga Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa maanta lagu dilay Allaha u naxariistee Nadiir Sheekh Maxamed oo ahaa Nabadoon caan ah oo si.

Read More
Somali News

Banaanbax xoog leh oo maanta ka dhacay Beledweyne

Beledweyne-KNN-Banaanbax ka dhan ah maamulka cusub ee HirShabeelle ayaa maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya.

Read More
Somali News

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyey heshiis la xariira maamulka DP-World ee dekadda Boosaaso

Garowe-KNN-Golaha wakiillada Puntland ayaa maanta magaalada Garowe ku yeeshay fadhigoodii 18-aad, kalfadhiga 47-aad ee baarlamaanka Puntland, kaas  oo uu shir-guddoomiyey guddoomiyaha koowaad ee.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (28-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (28-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad Daraja:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (28-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
News in English

UPDATE: 7 killed, ten injured in suicide bomber attack at popular Mogadishu ice cream parlour

At least seven people have been killed and ten others injured in a suicide bomb attack at a busy restaurant in Mogadishu on.

Read More