Day: November 28, 2020
Somali News

M/W Faransiiska oo ka carooday muuqaal laga duubay askar jir-dileysay nin madow ah

Paris-KNN-Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ‘aad uga naxay’ muuqaallada saddex sarkaal oo boolis ah oo magaalada Paris ku jir dilay nin madow ah.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {28-11-2020}= Suuratu axqaaf Darsigii 4aad-Q{640}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (28-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad Daraja:-.

Read More
Somali News

Banaanbaxyo saakay laga abaabulayo G/Gado

Muqdisho-KNN-Wararka aan saakay ka heleyno deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Gedo ee koofurta Soomaaliya ayaa sheegaya in uu ka socdo abaabulka banaanbaxyo.

Read More
Somali News

Maareeyaha dekedda Muqdisho oo ka badbaaday qarax lala beegsaday

Muqdisho-KNN-Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax saakay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo loo adeegsaday miino la dhigay wadada dhinaceeda. Qaraxa.

Read More
Somali News

Iran oo ku goodisay inay u aari doonto khabiirkoodii Niyukleerka oo la dilay

Iiran ayaa wacad ku martay inay ka aargoosan doonto kuwii ka dambeeyay dilkii loo geystay Seynisyahankoodii ugu sareeyay ee dhanka Niyukleerka, Mohsen Fakhrizadeh,.

Read More
Somali News Uncategorized

Beledweyne: Ciidamada DF oo saakay weeraray Jabhadda Jeneraal Xuud

Beledweyne-KNN-Wararka aan saakay ka heleyno duleedka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda, gaar ahaan kuwa NISA ay weerar ku.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (28-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Xoghayaha Difaaca Mareykanka oo booqasho ku yimid Muqdisho

Muqdisho-KNN-Xoghayaha Difaaca Mareykanka Christopher Miller ayaa booqasho aan horay loo shaacin saacadihii la soo dhaafay ku yimid magaalada Muqdisho, kaas oo noqday mas’uulkii.

Read More
News in English

Seven killed, 10 injured in suicide bomb attack in Mogadishu

At least seven people have been killed and 10 others injured in a suicide bomb attack at a restaurant in Mogadishu. The emergency.

Read More