Year: 2020
Somali News

DFS oo Faahfaahin ka bixisay koox burcad ah oo lagu qabtay Muqdisho

Taliska Ciidanka booliska Soomaaliya ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyay howlgal ay ciidamada booliska ku soo qabteen rag burcad ah oo dhac ka.

Read More
Somali News

Banaanbax rabshada wata oo ka dhacay Beledweyne

Bannaanbax rabshado wata ayaa maanta waxaa uu ka dhacay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana maanta si weyn looga dareemay bannanbaxaasi Xaafadaha.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (31-12-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maxamed.

Read More
Somali News

Mahdi Guuleed oo raali gelin ka bixiyay hadal uu dhawaan ku taageeray Madaxweyne Farmaajo

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed ayaa raalli gelin ka bixiyay hadalkii dhowaan uu ka sheegay Tiyaatarka Qaranka ee ahaa in doorashada soo socota.

Read More
Barnaamijyo Sports

Bar Ciyaaraha 31- 12- 2020

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Sanadka qeybta 8-aad 31-12-2020

Muqdisho-KNN-Dhageystayaasha ku xiran Website-ka Radiokulmiye.net, waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamij gaar ah oo aan uga hadleyno Dhacdooyinkii Sanadkan 2020-ka dalka ka dacay, waxaana halkana.

Read More
Uncategorized

Barnaamijka Ogaal (31-12-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

DAAWO:-Kheyre oo ku baaqay in la dhameeyo muranka ka taagan doorashooyinka.

Xasan Cali Kheyre  R/wasaarihii hore ee Soomaaliya oo ka hadlayay shirka madasha wadatashiga ee ka socda magaalada Garoowe ayaa waxaa uu ka hadlay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (31-12-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdullaahi Kulmiye Caddow:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

R/Wasaare ku xigeenka dalka iyo Axmed Madoobe oo kulan ku yeeshay Garoowe.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kulan gaar ah.

Read More