Year: 2020
Somali News

Hoggaanka sare ee Daacish oo la sheegay inuu khilaaf soo kala dhex galay.

Iska hor imaad xoogan ayaa dhexmaray ururka  Daacish ee ka dagaalamaya qeybo ka mid ah Soomaaliya. Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalka ku dhintay.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo dad shacab ah ku rasaaseeyay Gedo.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya  khasaaraha ka dhashay weerar rag ka tirsan Al- shabaab ay ku qaadeen gaari ay saarnaayeen dad.

Read More
Somali News

Cali Guudlaawe oo wadahadal u furay beelo ku dagaalamay shabeellada dhexe.

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa magaalada Jowhar ka furay  Shirka Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta Beelo Walaalo ah oo maalmo ka.

Read More
Somali News

Weerar lagu dilay askar oo ka dhacay Suuriya

Weerar ka dhacay gobolka Deyr-Al-zuur ee dalka Suuriya ayaa la sheegay in lagu dilay ugu yaraan 28 qof. Warbaahinta dowladda Suuriya ayaa baahiyey.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (31-12-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Shirka madasha aragti wadaagga oo galay maalintii labaad

Shirka madasha aragti wadaagga ee ka soconaya magaalada Garoowe  ayaa galay maalintii labaad, waxaana maanta la filayaa in khudbado ay ka jeediyaan madaxweyneyaashii.

Read More
Somali News

António Guterres oo magacaabay ku xigeenka Wakiil Q.M ee Soomaaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay Anita Kiki Gbeho oo reer Ghana ah inay noqoto ku-xigeenka cusub ee Ergeyga.

Read More
Somali News

Iran oo magdhow siinaysa dad ku dhintay diyaarad ay soo riday

Iran ayaa la sheegay qoysaski ay 176-kii qof ee ku dhimatay diyaaraddi rakaabka ee ay ciidamadeeda soo rideen qofkiiba iney siiso magdhaw gaaraya.

Read More
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {30-12-2020}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Taliye Xijaar oo fariin la xiriirta amniga u diray taageerayaasha kooxaha G/Banaadir iyo Galmudug

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed  Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa farriin amniga la xiriirta u diray taageerayaasha kooxaha Galmudug iyo gobolka Banaadir.

Read More