Year: 2020
Somali News

Xasan Shiikh oo ku baaqay inay wadahadlaan madaxda DF iyo kuwa maamul goboleedyada

Xasan Shiikh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo hadal ka jeediyay Shirka Madasha Aragti-Wadaagga ee ka soconaya Magaalada Garoowe ayaa si kulul uga.

Read More
Somali News

Deni” Rajo weyn ayaan ka qabnaa inay wadahadlaan madaxda soomaaliyeed”

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni daahfuray Shirka  Madasha Aragti wadaagga ee Machadka Heritage, kaasi oo ka socda magaalada Garoowe ee gobolka.

Read More
Somali News Uncategorized

Daawo:-Shirka Madasha Aragti-wadaagga oo ka furmay Garoowe

Garowe-KNN-Waxaa magaalada Garowe ee gobolka Nugaal hadda si toos ah uga furmay shirkii maalmahan lagu waday in uu la dhaco magaaladaasi, balse soo.

Read More
Somali News

Golaha Shacabka oo meelmariyay sharciyo maanta la horgeeyay

Muqdisho-KNN-Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ku qaatay magaalada Muqdisho, iyagoo ansixiyay inta badan ajendayaashii maanta laga doodayay. Kulankii maanta ayaa waxaa shir.

Read More
Somali News

DFS oo ciidamo ay tababartay ku wareejisay Puntland

Muqdisho-KNN-Dawladda Soomaaliya ayaa maanta waxa ay maamulka Puntland ku wareejisay ciidamo ay tababartay. Ciidamadan ayaa waxa ay si gaar ah uga shaqayn doonaan.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo la kulmay Safiirka dalka Ingiriiska

Guddoomiyaha guddiga lagu muransan yahay ee Doorashooyinka Maxamed Xasan Cirro ayaa kulan la qaatay Safiirka dawladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender. Guddoomiyaha.

Read More
Somali News Uncategorized

Al-Shabaab oo dad shacab ah ka afduubtay deegaan ka tirsan Galgaduud

Dhuusamareeb-KNN-Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta ay Al-Shabaab dad ka afduubteen deegaan ka tirsan gobolkaas. Deegaan lagu magacaabo Burujeed.

Read More
Somali News

Banaanbaxyo xoog leh oo maanta ka dhacay Baydhaba

Baydhaba-KNN-Magaalada Baydhaba ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta waxaa la sheegay in uu ka dhacay banaan baxyo. Inta badan jidadka iyo wadooyinka.

Read More
Somali News

Wadada xiriirisa Matabaan iyo Beledweyne oo go’day

Matabaan-KNN-Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta ay gebi ahaanba go’an tahay, wadada xiriirisa magaalooyinka Beledweyne iyo Matabaan. Go’doonka ki.

Read More
Somali News

Sawirro: Qoysas ay soo barakiciyeen Al-Shabaab oo soo gaaray degmada Marka

Marka-KNN-Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegay in qoysas badan oo ay soo barakiciyeen Al-Shabaab ay soo gaareen duleedka Degmada Marka..

Read More