Day: January 8, 2021
Somali News

Shiinaha oo digniin u diray Mareykanka

Bejing-KNN-Xukuumadda Shiinaha ayaa markale diniin adag u jeedisey maamulka madaxweyne Donal Trump, kadib markii safar wakhtigiisa laga soo gaabiyey uu ku tagey Safiirka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (08-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maryama.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolosha (08 -01-2021)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Shiikh Salaad Cantoob Xasan:-.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (08-01-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Ciidamada Kenya oo Odayaasha Mandhera kala hadlay sugida amniga xuduuda

20 ka mid ah odayaasha magaalada Mandera ayaa kulan la qaatay ciidamada Difaaca Kenya oo ay kawada hadleen sugida amaanka xuduuda ay Somalia.

Read More
Somali News

Itoobiya oo sheegtay in ay dileen saraakiil ka tirsan TPLF

Itoobiya ayaa sheegtay in ay dishay afar ka mid ah saraakiisha sare ee TPLF isla markaana ay xirtay xubno sar sare. Madaxa howlgalada.

Read More
Somali News

Taliyaha Booliska Aqalka Congaress ka Mareykanka oo iscasilay

Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegtay inuu iska casilay Taliyihii Booliska Aqalka Congaresska Mareykanka wixii ka dambeyay kumanaanka Taagerayasha Trump oo xoog ku galay aqalkaasi..

Read More
Somali News

Mareykanka oo sheegay in saraakiil Al-Shabaab ay ku dileen gobolka Baay.

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika ee  loo yaqaano AFRICOM ayaa faahfaahin  ka bixiyay diyaaradaha dagaalka.

Read More
Somali News

Trump oo sheegay inuu ku hawlan yahay xil wareejin sharciga waafaqsan

Madaxweyne Donald Trump ayaa soo saaray muuqaal cusub oo uu ku muujinayo sida uu sheegay caradiisa ku aaddan qalalaasihii Arbacadii oo ay dad.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo xalay ka qeyb galay munaasabada xiritaankada tartanka kubada cagta ee M/goboleedyada iyo G/Banaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Kubadda Cagta ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Read More