Day: January 9, 2021
Barnaamijyo Sports

Bar Ciyaaraha 09- 01- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Faarax C/llaahi.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (09-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Ciidamada Danab oo Sh/Hoose ku burburiyey gaari ay Al-Shabaab ku soo raareen qarax

War ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal ay ciidamada kumaandooska Danab ay ka fuliyeen deegaan u dhaw Tooratoorow lagu.

Read More
Somali News

DF oo saakay ciidamo gaar ah ka dejisay magaalada Beledweyne

Wararka aan ka heleyno gobolka Hiiraan waxay sheegayaan in saakay afar diyaaradood oo sida cutubyo ka tirsan ciidanka Haramcad ay degeen magaalada Beleddweyne.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {09-01-2021}= Suuratu {Qamar} Darsigii 2aad-Q{670}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (09-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad {Daraja}:-.

Read More
Somali News

Kulamo xasaasi ah oo looga hadlay khilaafka doorashada oo ka dhacay Villa Somalia

Muqdisho-KNN-Waxaa xalay madaxtooyada Soomaliya ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen Madaxweyne Farmaajo, Madaxweynayaasha Koofur Galbeed Cabdi, Galmudug, Hirshabelle iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir. Shirkaan.

Read More
Somali News

Bartii Twitter-ka ee Madaxweyne Trump oo gabi ahaanba hawada laga saaray

Shirkadda Twitter ayaa sheegtay inay hadda si rasmi ah meesha uga saartay cinwaanka Madaxweyne Trump. Iyadoo sheegetay in go’aankan ay gaartay, kadib markii.

Read More
Somali News

Axmed Madoobe oo ka hadlay doorashada farriina u diray Farmaayo iyo Qoor Qoor

Garowe-KNN-Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka hadlay arrimaha doorashada iyo khilaafka ka taagan ayaa shaaciyey inuu diyaar u yahay in.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (09-01-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More