Day: January 9, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (09-01-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Midowga musharixiinta oo ka jawaabay go”aanka ka soo baxay DFS

Midowga Musharixiinta mucaaradka ah ayaa si kulul ugu ka hadlay go’aanka xukuumadda soomaaliya ay ku sheegtay inay ku bilaabayso hirgalinta hannaanka doorashada oo.

Read More
Somali News

Qoor Qoor oo shaaciyey inuu ku guul dareystay dhexdhaxaadintii khilaafka doorashada

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa sheegay inuu fashilmay dadaalkii uu ka dhex waday Madaxda Puntland iyo Jubbaland iyo kuwa Federaalka.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay dagaal culus oo ka dhacay gobolka Bari

Boosaaso-KNN-Ugu yaraan seddax ruux ayaa ku dhintay, in ka badan 10 kalena waa ku dhaawacmeen dagaal beeleed xoog leh oo maanta ka dhacay.

Read More
Somali News

Ururka Al-Shabaab oo sheegtay inay dileen Dhamme Cusmaan

Beledweyne-KNN-Wararka aan ka heleyno gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya waxay sheegayaan in weerar ay dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ay duleedka.

Read More
Somali News

Xukuumadda Rooble oo dhawaaqday hir gelinta doorashada iyadoo aan heshiis lagu aheyn

Muqdisho-KNN-Xukuumadda Soomaaliya ayaa iclaamisay in la guda galo doorashada dalka, iyadoo laga tashanayo mucaaradka, iyo maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Read More
Somali News

Carruur ku geeriyootay isbitaal ku yaalla Hindiya oo dab qabsaday

Delhi-KNN-Inta la xaqiijiyay 10 caruur ah oo markaas badankood dhasheen ayaa ku geeruiyootay kadib markii uu dab qabsaday isbitaal ku yaala gobolka Maharashtra.

Read More
Somali News

Go’aan xasaasi ah oo lagu gaaray kulamadii xalay ka dhacay Villa Somalia

Muqdisho-KNN-Warar dheeraad ah oo ay heshay KNN ayaa sheegaya in xalay Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha, Taliyaha NISA iyo Madaxweynayaasha Maamulada Galmudug, HirShabeelle iyo K/Galbeed.

Read More
Somali News

K/Waqooyi oo shaacisay inay u diyaar garowday dagaal iyadoo tayayneysa Nukliyeerkeeda

Pyongyang-KNN-Madaxweynaha dalka Kuuriyadda waqooyi Kim Jim Un ayaa ku goodiyay inuu kordhin doono bacriminta hubka Nukliyeerka ah ee dhanka ciidamada. Mar uu ka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (09-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdullaahi.

Read More