Day: January 19, 2021
Somali News

Cali Guudlaawe oo la kulmay xildhibaannada Baarlamaanka federaalka ku matala gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xusseen Guudlaawe oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa la kulmay xildhibaannada Baarlamaanka federaalka ku matala gobolka Hiiraan..

Read More
Somali News

Ethiopia oo ciidamo badan geeysay Xadka Sudan

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa sheegay in ay ka fiirsanayaan dhowr talaabo ay qaadi doonaan hadii dowladda Sudan ay sii wado ciidamadeedi.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {19-01-2021}= Suuratu { waaqicah} Darsigii 3aad-{675}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (19-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (19-01-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Banaanbax rabshado wata oo ka socda Tunisia

Booliska Tunisia ayaa sheegay inay xireen in ka badan 600 oo qof iyadoo habeenkii afaraad ay socdaan dibedbaxyo rabshado wata, isla markaana dadka.

Read More
Somali News

Deni oo xalay kulan la qaatay haweenka iyo dhalin yarada ku sugan Qardho

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan magaalada Qardho ayaa weli kulamo looga hadlay amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo arrimo kale.

Read More
Somali News

DFS oo beenisay in ciidamo soomaali ah lagu dilay Itoobiya

Wasaarada warfaafinta xukuumadda fedaraalka ee Soomalaiya ayaa beenisay warar maalmihii dambe la isla dhex marayay oo ku saabsanaa in ciidamo Somaali ah oo.

Read More