Day: January 19, 2021
Somali News

Faahfaahino ka soo baxaya khasaaraha duqeyn maanta ka dhacday Jamaame

Kismaayo-KNN-Warbaahinta taageerta Al-Shabaab ayaa maanta baahisay inay saakay barqadii diyaarad Drone ah duqeyn ka fulisay duleedka degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose. Warkan.

Read More
Somali News

Liiska dalal ay Soomaaliya ku jirto oo codkooda QM ku waayi doona deyn lagu leeyahay

Muqdisho-KNN-Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in 9 dal oo Afrikaan oo ay kamid tahay Soomaaliya lagu leeyahay lacagaha ay bixiyaan dalalka xubanaha ka ah.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo maanta la wareegay deegaan hoos taga Qoryooley

Qoryooley-KNN-Wararka ay Idaacadda Kulmiye ka heleyso gobolka Shabeellada Hoose waxay sheegayaan in ciidamada AMISOM ay isaga baxeen deegaan istiraatiiji ah oo ku dhow.

Read More
News in English

First Qatari plane in Egypt since reconciliation deal

The first Qatar Airways flight took off from Doha to Cairo on Monday following a reconciliation deal to settle a more than three-year.

Read More
Somali News

Guddiga doorashada Itoobiya oo go’aan adag ka qaatay xisbiga TPLF

Addis Ababa-KNN-Guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa maanta shaaciyey in diiwaanka xisbiyada siyaasadda dalkaas laga saaray xisbigii ka talin jiray gobolka Tigray ee TPLF..

Read More
Somali News

Guddiga xaqiiqo raadin xadka Soomaaliya iyo Kenya oo baaritaankii soo gabagabeeyay

Guddi uu madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle u xil saaray xaqiiqo-raadin ku saabsan waxyaabaha ay isku hayaan dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa soo.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (19-01-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cumar.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (19-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Faarax C/llaahi.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (19-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Qarax lagu dilay masuuliyiin ka tirsan maamulka Garasbaaley oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Sida ay KNN u sheegeen dadka deegaanka qarax miino ayaa waxaa lagu dilay guddoomiye ku-xigeenkii Amniga iyo siyaasada  deegaanka Garasbaaley Cali Maxamed Jareere,.

Read More