Day: February 16, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (16-02-2021)

Muqdisho-KNN-Dhageystayaasheena ku xiran Website-ka Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa barnaamijka – Galab Wanagsan oo maalin kasta ka baxa KNN, waxaana halkaan ka soo jeediya:- Burhaan.

Read More
Somali News

Mas’uuliyiinta maamulka G/Gedo ee DF oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho-KNN-Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ee taabacsan dowladda federaalka ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kadib shir maalmihii lasoo dhaafay uga.

Read More
Somali News

DF oo shaacisay in cudurka Coronavirus uu ku soo laba kacleeyey dalka

Wasiirka caafimaadka dawladda federaalka Fawsiyo Abiikar Nuur oo la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay in kiisaska laga diiwaan galiyey dalka ee cudurka COVID-19 ay.

Read More
Somali News

Xiisad maanta ka taagan magaalada Beledweyne

Beledweyne-KNN-Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxaa maanta laga dareemayaa xiisad u dhaxeysa ciidamada Jabhadda Jeneraal Abuurkar Xuud iyo maamulka HirShabeelle, gaar ahaan madaxweyne.

Read More
Somali News

Mareykanka oo ka carooday weerar lala beegsaday saldhigiisa Ciraaq

Dowladda Mareykanka ayaa ku gooddisay in ay “la xitaabtami doonto dadka mas’uulka ka ah” weerar loo adeegsaday gantaallo oo Isniinrtii lagu qaaday gobolka.

Read More
Somali News

Wararkii u dambeeyey shirka guddiyada farsamo ee ka socda Baydhaba

Baydhaba-KNN-Waxaa maalinkii labaad magaalada Baydhaba ee gobolka Bay ka socda shir u dhaxeeya guddiyo farsamo oo ka kooban 14 xubnood, kuwaas oo kala .

Read More
Somali News

Joe Biden oo kulankii u horeeyay la yeelanaya madaxda ururka G7

Madaxweyne Joe Biden ayaa kuklankiisii ugu horreeyay maalinta Jimcaha la yeelan doona hoggaamiyeyaasha ku bahoobay ururka G7, si ay uga wada hadlaan arrimo.

Read More
Somali News

Dad badan oo dalka Ginni ugu geeriyooday xanuunka Ebola

Conakry-KNN-Tirada dadka u geeriyooday xanuunka Ebola gudaha dalksa Ginni ayaa korortay kadib markii ay maanta u geeriyoodeen  ruux oo kale. Mas’uuliyiinta caafimaadka Ginni.

Read More
Somali News

Koox horay u dishay weriye oo maxkamad ku riday xukunno dil ah

Dhaka-KNN-Maxkamad ku taala dalka Bangladesh ayaa dil ku xukuntay 5 ruux oo ka tirsan koox hubeysan oo dalkaas ka dagaalanta kuwaasoo lagu eedeeyay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (16-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More