Day: February 25, 2021
Somali News

Mucaaradka iyo Beesha Caalamka oo kulan ka leh muranka ka taagan doorashada.

Wakiilada Beesha Caalamka oo sadexdii maalmood ee la soo dhaafay kulamo la qaatay Madaxweynayaasha maamulada Puntland, Jubbaland iyo RW Rooble oo uu shalay.

Read More
Somali News

R/Wasaare Rooble oo laga dalbaday inuu door hoggaamin ah ku yeesho doorashada Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa laga dalbaday in uu yeesho doorka hogaaminta doorashada Soomaaliya maadaama uu dhamaaday muddo xileedka Madaxweynaha Soomaaliya.

Read More
Somali News

Faahfaahino ka soo baxaya duqeyn ka dhacday Jamaame

Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan degmada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay maanta dulheehaabayaan degmadaasi. Arrintan ayaa.

Read More
Somali News

Hindiya iyo Pakistan oo gaaray heshiis xabad joojin ah.

Milatariga dowladaha Pakistan iyo Hindiya ayaa gaaray heshiis xabad joojin ah kaas oo ka dhaqan galaya xadka labada dal ay wadaagaan, gaar ahaan.

Read More
Somali News

Khasaaraha ka dhashay rabshado ka dhacay Ecuador oo sii kordhaya.

Khasaaraha dhimasho ee ka dhashay rabshado ka dhacay illaa iyo afar xabsi oo ku yaalo wadanka Ecuador ayaa kordhay, iyadoona haatan tiradaasi ay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (25-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–.

Read More
Barnaamijyo

Bar Ciyaaraha 25- 02- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Faarax C/llaai.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (25-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:–Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim:- Farsamadii:-Faarax C/llaahi Aadan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (25-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdulaahi Kulmiye Cadoow:- Farsamadii:- Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble{Keysi}:-.

Read More
Somali News

Baaritaano ka socda Beledweyne, kadib qarax ka dhacay

Ciidamada ammanaka ayaa waxaa ay baaritaano ay saakay wadaan gudaha xaafadaha magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Baaritaanadan ayaa ka dambeeyay kadib markii koox.

Read More