Day: February 25, 2021
Somali News

36 Qof oo lagu dilay Nageria.

Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in laba weerar oo ka dhacay laba gobol oo dhaca waqooyi bari Dalka Nigeria lagu dilay min 16 qof..

Read More
Somali News

Tallaalkii ugu horeeyay ee Covid-19 oo bilaash ah oo gaaray Ghana

Dalka Ghana ayaa noqday dalkii ugu horeeyay oo hela tallaalka feyriska Corona ee mashruuca tallaalka lacag la’aanta ah lagu gaarsiinayo dalalka sabaoolka ah..

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (25-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Duqeyn ka dhacay gobolka Jubbada Hoose oo lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Diyaarado dagaal ayaa duqeymo ka fuliyay deegaanka Buurta Kuumba oo qiyaastii 12 kiilo mitir ujirta magaalada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose. Duqeynta ayaa.

Read More
Somali News

Isafgarad laga gaaray waan waantii laga dhex waday R/Wasaare Rooble iyo Mucaaradka.

Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya in  waan-waantii laga dhex-waday Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo golaha midowga musharaxiinta mucaaradka ayaa la.

Read More
Somali News

Mareykanka oo daabacaya warbixin ku saabsan dilkiisii Jamaal Khaashuqji

Aqalka Cad ayaa sheegay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu qorshaynayo inuu “goor dhaw” la hadlo Boqor Salmaanka Sucuudi Carabiya. Arrintan ayaa waxa.

Read More