Day: February 27, 2021
Somali News

Turkiga soo faragelinaya kiiska badda Soomaaliya iyo Kenya

Dowladda Turkiga ayaa ka shaqeynaysa sidii Soomaaliya iyo Kenya isugu keeni laheyd miiska wadahadalka si loo xaliyo dacwada badda ee u dhexeysa labada.

Read More
Somali News

Eritrea oo si adag uga jawaabtay dembiyo dagaal oo lagu eedeeyey

Dowladda Eritrea ayaa sidii caadada u ahayd u beenisay eedeymo ku saabsan in militarigeeda ka dagaallamaya gobolka Tigray ee waqooyiga dalka Itoobiya ay.

Read More
Somali News

Mareykanka oo shaaciyey cidda bixisay amarkii lagu dilay Jamaal Khaashuqji

Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee Sucuudiga, Maxamed bin Salmaan, uu ansixiyay dilka weriyaha qurba-joogga.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (27-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Amnesty oo warbixin ka soo saartay gabood fallo ay Eritrea ka geysatay gudaha Itoobiya

Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin ay maanta soo saartay waxa ay ku sheegtay in boqollaal qof oo rayid.

Read More
Somali News

Joe Biden oo telefoon kula xariiray Uhuru Kenyatta, Maxay ka wadahadleen?

Madaxweynaha Maraykanka, Joseph R. Biden ayaa Khamiistii telefoon kula hadlay madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta. War saxaafadeed ka soo baxay Aqalka Cad ayaa lagu.

Read More