Day: February 27, 2021
Somali News

Al-Shabaab oo sheegtay dilka sarkaal Kenyaan ah kadib dagaal ka dhacay Mandheera

Nairobi-KNN-Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay in weerar khasaare sababay ay ka geysteen deegaano ka tirsan magaaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari.

Read More
Somali News

Bangaladheesh oo dalkeeda u diiday Doon siday tahriibayaal reer Burma ah

Dhaka-KNN-Wasiirka arrimaha dibbadda dalka Bangaladesh AK Cabdul Muumin ayaa sheegay in dawladiisu hadda diyaar u ahayn inay aqbasho inka badan 80 ruux oo.

Read More
Somali News

‘Dhulalka lambarkoodu yahay 30 & 31 ee degmada Hodon kama mid ah Dhulka Dugsi sare Xamar ee lambarkiisu yahay 32’

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa 15-Dec-2020 ayaa soosaartay Amar fulin xooggan  oo loogu madax-banneynayo Milkiyadda iyo ku dhaqanka  dhulka Lambarkiisu yahay 30 oo katirsan Dhulka Rugtey ee Degmada.

Read More
Somali News

Booliska dalka Hayti oo raadinaya boqolaal maxbuus oo xabsi ka baxsaday

Port-au-Prince-KNN-In ka badan 400 oo maxbuus ayaa ka baxsaday xabsi ku yaala caasimada dalka Hayti ee Boorti Aw Birinsi. Saraakiisha booliska dalkaas war.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (27-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Bar Ciyaaraha 27- 02- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Faarax C/llaai.

Read More
Somali News

Akhriso magacyada xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu soo rigay cunaqabateyn

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa liiska dadka lagu soo rogay cunaqabateynka waxaa uu ku daray seddex hoggaamiye oo Al-Shabaab ka tirsan. Hoggaamiyeyaasha.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (27-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Taliyaha booliska oo bedelay qaar ka mid ah taliyeyaasha booliska Muqdisho

Muqdisho-KNN-Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Jijaar ayaa xalay xilkii ka qaaday Taliyihii qeybta Waliyow Cade ee booliska Soomaaliya Bashiir Cabdi Siyaad..

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (27-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad {Daraja}:-.

Read More