Day: April 5, 2021
Somali News

Mozambique: Militeriga oo guulo ka sheegtay dagaalka ay kula jiraan kooxda Al-Shabaab

Militariga dalka Mozambique ayaa sheegay in ay dileen tiro badan oo ka mid ah koox muslimiin mintid ah, kaddib duullaan ay ciidanka ku.

Read More
Somali News

Wafdi ka socda dalka Zambia oo maanta tegay Somaliland

Hargeysa-KNN-Wafdi ka socda dalka Zambia ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Hargeysa ee Somaliland, kuwaas oo kulamo la qaatay madaxda Somaliland. Wafdigan waxaa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (05-04-2021

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Liibaan.

Read More
Somali News

Dabley weerartay xabsi ku yaalla Nigeria

Koox hubeysan ayaa weerar ku qaaday xabsi iyo saldhig boolis oo ku yaalla koonfurta Nigeria, waxay dableyda ku guuleysatay inay xabsiga kasii daayaan.

Read More
Somali News

Booliska Canada oo faahfaahin ka bixiyey dil wiil Soomaali ah loogu geystay dalkaas

Allaha u naxariistee Haabiil Axmed Cabdullaahi Xasan oo ahaa wiil 21 sano jir oo Somali-Canadian ah ayaa galabnimadii Sabtida lagu dilay magaalada Toronto.

Read More
Somali News

QM oo war cusub ka soo saartay shirar Muqdisho uga socda hoggaamiyeyaasha Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Qoraal ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in QM ay dhiira-gelineyso wada joogitaanka madaxda Soomaaliya ee dowladda federaalka.

Read More
Somali News

Masar oo ‘fursaddii ugu dambeysay’ siisay dhigeeda Ethiopia

Kulanka ugu dambeeya ee u dhaxeeya Masar, Sudan iyo Ethiopia ee la xiriira biyo xireenka ay Ethiopia ka sameyneyso webiga Nile waa fursaddii.

Read More
Somali News

R/wasaaraha Yahuuda oo maxkamad lasoo taagay

Qudus-KNN-Maxkamad ku taala magaalada Qudus ayaa maanta dhagaysanaysa dacwad ka dhan ah r/wasaaraha Israel Binjamin Natanyahu oo loo haysto musuq maasuq. Asagoo wata.

Read More
Somali News

Jilaaga weyn ee Hindiya Akshay Kumar oo isbitaal loola cararay

Delhi-KNN-Jillaaga caanka ah ee sameeya filimada Hindiga ee ay soo saarto shirkadda Bollywoodka ee Akshay Kumar Soomaaliduna u tagaan Master Bon ayaa la.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (05-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Burhaan.

Read More