Day: April 6, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (06-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (06-04-2021

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- C/Wahaab.

Read More
Somali News

DF Soomaaliya oo maanta gudbisay heshiisyo ku aaddan dhowrista xaquuqda shaqaalaha + Sawirro

Muqdisho-KNN-Munaasabad ka dhacday Talaadada maanta xarunta  Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo habka fogaan aragga uu uga qeybgalay Agaasimaha Guud ee.

Read More
Somali News

Maxaa ka cusub xiisadda boqorka Jordan iyo walaalkiis?

Xiisaddii u dhaxaysay Boqorka Jordan Boqor Cabdallaha Labaad iyo Walaalkii Amiir Xamza ayaa u muuqata inay degtay. Arrintan ayaa imanaysa maalmo kadib markii.

Read More
Somali News

Dowladda Japan oo Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 4.5 milyan

Dowladda Japan ayaa sheegtay inay ugu deeqeyso Soomaaliya lacag dhan 4.5 milyan oo doollarka Mareykanka ah, taas oo loosoo marsiinayo hey’adda qaxootiga ee.

Read More
Somali News

Dagaal culus oo G/Sitti ku dhex-maray is-maamullada Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya

Jigjiga-KNN-Wararka ka imaanayo dhulka dowlad deegaanka Soomaali Galbeed ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta uu ka dhacay galbeedka gobolka Sitti..

Read More
Somali News

Dowladda Sacuudiga oo go’aan kasoo saartay Cumrada bisha barakeysan ee Ramadaanka

Mas’uuliyiinta Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii sheegay in kaliya dadka iska tallaalay cudurka COVID-19 loo ogolaan doono Cumrada, laga billaabo bisha Ramadan. Wasaaradda Xajka.

Read More
Somali News

Kooxaha gurmadka dalka Indonesia oo raadinaya dad lagu waayey daadad ku dhuftay dalkaas

Jakarta-KNN-Kooxaha gurmadka ayaa ku hawlan baadi goobka toboneeyo ruux oo lagu la’yahay daadaadkii ku dhuftay koofurta dalka Indonesia. Dawlada Indonesia waxay sheegtay inay.

Read More
Somali News

Erdogan oo saraakiil ka tirsan ciidanka Badda Turkiga ku eedeeyey inay maleegeen afgembi cusub

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii ku eedeeyey tobaneeyo taliyeyaal hore oo ciidamada badda ah inay isku dayeen “afgambi siyaasadeed” ayaga oo.

Read More
Somali News

Ciidamada Nigeria oo ku raad jooga maxaabiis badan oo ka baxsatay xabsi la weeraray

Abuja-KNN-Booliska dalka Nigeria ayaa baadi goob ugu jira ku dhawaad 2 kun oo maxbuus oo xalay ka baxsaday xabsi ku yaala koofur bari.

Read More