Day: April 9, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{09-04-2021}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (09-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Yoonis Duraan Cali Iyo Amaal.

Read More
Somali News

Beesha Caalamka oo madaxda Soomaalida ku caddaadinaysa in ay dib ugu laabtaan shirkii Afisyooni

Iyadoo natiijo la’aan uu ku soo dhammaaday shirkii u dhaxeeyey madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee teendhada Afisyooni, ayaa waxaa socda dedaalo.

Read More
Somali News

MW Ismaaciil Cumar oo rajo weyn ka qaba in mar kale guuleysto

Waxaa maanta dadka reer Jabuuti ay u dareereen doorashada guud ee waddankaasi, taasi oo ay ku loolamayaan madaxweynaha talada haya Ismaaciil Cumar Geelle.

Read More
Somali News

Taliska Booliiska Jowhar oo saaray amarro la xiriira amniga

Taliska Booliska magaalada Jowhar  ayaa diyaariyey  Ciidamo gaar ah oo loogu talo galay Sugida amniga Magaalada iyo duleedkeeda  inta lagu guda jiro Bisha.

Read More
Somali News

New Zealand oo Hakisay dadka ka imaanaya dalka India

Waddanka New Zealand ayaa maanta oo ku dhawaaqay inay si kumeel gaar ah u joojiyeen soo galintaanka dhammaan dadka socdaalka ah oo uga.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (09-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Fardowso.

Read More
Barnaamijyo

DHAGEYSO:-Barnaamijka Islaamka Iyo Nolasha (09-04-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Shiikh Salaad Cantoob Xasan:-.

Read More
Somali News

Doorashada Jabuuti oo maanta loo darreeray

Doorashada madaxtinimada ee dalka Jabuuti ayaa maanta oo Jimco loo darreeray, iyadoo maalmahan uu socday ololaha doorashada dalkaasi ee musharixiinta tartameysa. Madaxweynaha taladda.

Read More
Somali News

Allaha u naxriistii Abwaan Carabow Maxamed Axmed oo xalay ku geeriyooday Muqdisho.

Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxriistii Abawaan Carabow Maxamed Axmed oo ka mid ah golaha abwaanada Soomaaliyeed. Abwaanka ayaa ku.

Read More