Day: June 3, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {03-06-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (03-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (03-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Mowliid Xaaji Cabdi Iyo.

Read More
Somali News

Taliyihii ururka 6-aad ee Gorgor oo lagu dilay dagaal ka dhacay shabeellada dhexe

Gaashaanle Maxamed Cabdiwahaab Faarax oo ahaa taliyihii ururka 6-aad guutada Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa galabta lagu dilay dagaal u dhexeeyay ciidamada.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (03-06-2021)

Muqdisho-KNN-Dhageystayaasheena ku xiran Website-ka Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa barnaamijka – Galab Wanagsan oo maalin kasta ka baxa KNN, waxaana halkaan ka soo jeediya:- Zakariye.

Read More
Somali News

Taliyaha Ciidanka Asluubta Oo Ka Hadlay Mar Kale Rasaastii Lagu Furay Xasan Shiikh

Taliyaha ciidammada Asluubta Soomaaliya, Jeneral Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa mar kale ka hadlay israsaaseyntii shalay dhexmartay ciidamada Asluubta iyo ilaalada madaxweynihii hore ee.

Read More
Somali News

Golaha Wasiirada cusub ee Jubbaland oo maanta la dhaariyey xubnaha

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabada dhaarinta golaha Wasiirada cusub ee dhawaan uu madaxweynahu magacaabay. Madaxweynaha oo khudbad.

Read More
Somali News

Ra’isul wasaare Rooble oo maanta tagay Jowhar.

Wefdi uu hogaaminayo, ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, oo maanta tagay magaalada Jowhar, ayaa kormeerey meelaha fatahaadda webiga Shabeele ay.

Read More
Somali News

Qaramada Midoobay oo sheegay in boqolaal kun oo Falastiiniyiin ah ay u baahan yihiin gargaar caafimaad oo deg deg ah

Masuuliyiin ka socda Qaramada Midoobay iyo Hay’adda Laan qeyrta Cas ayaa booqday marinka Gaza si ay usoo qiimeeyaan qasaaraha ka dhashay duqeymo ay.

Read More
Somali News

Wariyaal lagu eedeeyay in ay faa finayeen warar been abuur ah oo lagu xiray dalka Myanmar.

Maxkamad Milatari oo ku taalo dalka Myanmar ayaa xukun xabsi ah ku riday labo wariye oo lagu eedeeyay in ay faa finayeen warar.

Read More