Day: June 6, 2021
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (06-06-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqa Cali Maxamad {Daraja}:-.

Read More
Somali News

Maxaa sanadkan ku soo kordhay doorashooyinkii ka dhacay Soomaaliland ?

Kadib markii xalay saqdhexe ay guddiga doorashooyinka maamulka Soomaaliland ay ku dhawaaqeen doorashada golaha wakiilada Soomaaliland iyo deegaanka gobolka Maroodi-Jeex ayaa waxaa ay hadal.

Read More
Somali News

Dad lagu la’yahay god ay ka qodayeen dhuxul Waqooyiga dalka Mexico.

Saraakiisha badbaada Rayidka ee Maksiko ayaa sheegay in hal qof uu dhintay lix kalana lagu la’yahay kadib markii uu ku dumay godkii ay.

Read More
Somali News

AMISOM oo Hadashay duqeymihii ay ciidamada Kenya ka geysteen Gedo

War-saxaafadeed ka soo baxay Hawlgalka Nabad-ilaalinta ee AMISOM ayaa lagu sheegay in ay Baaritaano ku samaynayaan duqaymo dhowaan ka dhacay Gobalka Gedo kuwaas.

Read More
Somali News

Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka oo ku dhawaaqay xubnihii cabashada laga soo gudbiyay

Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku dhawaaqay in 34 xubnood laga saaray liiska guddiyada.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (06-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Sacuudiga oo xiray 130 qof oo qabta Cudurka Covid-19 oo diiday in la karantiilo

Laamaha amaanka Sacuudiga ayaa xiray 130 qof oo la sheegay in ay baalmareen talaabooyinka xakameynta cudurka Covid-19 iyo in la karantiilo maadama laga.

Read More