Day: June 11, 2021
Somali News

WARKA DUHUR (11-06-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Fardowso.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolosha (11-06-2021)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdiraxmaan Shikh  Waxaana Marti Ku.

Read More
Somali News

Maleeshiyaad hubeysan oo xalay weerar ku qaaday Buula burde.

Maleeshiyaad hubeysan ayaa xalay waxaa ay weerar ku qaadeen saldhiga booliska degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan. Weerarka ayaa ka dambeeyay kadib markii.

Read More
Somali News

Dowladda Sudan oo xirtay Muhaajiriin Somali ah iyo kuwii Tahriibinayay.

Ciidamada Booliska Sudan ayaa xiray laba koox oo iyagu dadka Afrikaanka ka tahriibiya Dalkaasi Sudan gaar ahaan xuduuda ay wadaagan Sudan Iyo Ethiopia..

Read More
Somali News

Mareykanka oo ku baaqay in fadhi deg deg laga yeesho xaalada G.Tigreey.

Safiirka Joogtada ah ee Mareykanka u qaabilsan QM ayaa sheegtay in lagaaray xiligii xukuumada Ethiopia lagula xisaabtami lahaa dhibaatada bini aadamnimo ee ka.

Read More
Somali News

Hirshabelle iyo Koofur Galbeed oo soo badalay xubinihii guddiga doorashooyinka ee muranka dhaliyay.

Dowlad Goboleedyada Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ayaa soo bedelay xubnihii la soo eedeeyay ee ku jiray Guddigii doorashada ee lagu muransanaa. Maamulka Hirshabelle.

Read More
Barnaamijyo Warka Subax

WARKA SUBAX 8:00 AM (11-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

DFS oo soo dhaweysay in Kenya ay dib u furto duulimaadyada Muqdisho iyo Nairobi.

Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in dowladda ay soo dhaweyneyso in Kenya ay dib u furtay duulimaadyada labada dal.

Read More
Somali News

Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga oo wada xaajood kula jira Iiraan.

Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta, oo garowsaday in dib loo soo nooleyn doono heshiiski Nukliyeerka Iran ee ay horey uga soo horjeesteen, ayaa.

Read More
Uncategorized

Online Casino Qua Echtgeld Startguthaben Ohne Einzahlung 2022 Sofort

Sämtliche Gewinne aus den Runden werden solchen frauen als Bonusguthaben gutgeschrieben. Weitere gängige Bonusangebote sind der Live Casino Zugabe, der Reload Bonus und.

Read More