Day: January 18, 2022
Barnaamijyo Galab Wanaagsan

Barnaamijka Galab Wanagsan (18-01-2022)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Cabdiraxmaan.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Soomaaliland oo gaaray Adis Ababa.

Addis Ababa-KNN-Madaxweyna Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayey oo saaka ka ambabaxay magaalada Hargeysa, ayaa gaaray caasimadda Addis Ababa ee dalka.

Read More
Somali News

Guddiga doorashada Puntland oo shaaciyay doorashada kuraas ka mid ah golaha shacabka

Guddiga doorashada Puntland oo maanta shaaciyay doorashada 11 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka oo laga soo doorto deegaanada maamulkaas. 37 kursi oo.

Read More
Somali News

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo wada hadal la yeeshay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Ingiriiska.

Muqdisho-KNN-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Boqortooyada Ingiriiska.

Read More
Somali News

Canfarta oo bilowday in ay Soomaalida kala degaan gaadiidka u socda Adis Ababa.

Muqdisho-KNN-Qoowmiyada Canfarta ayaa bilaawday Saka in in ay Soomaalida u socdaaleeyso Casimadda Itoobiya ee Adis Ababa kala degaan Gawaarida ay saaranyihiin Sida uu.

Read More
Barnaamijyo Warka Duhur

WARKA DUHUR (18-01-2022)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Burhaan.

Read More
Somali News

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka  Sucuudiga

Muqdisho-KNN-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub.

Read More
Barnaamijyo Sports

Bar Ciyaaraha (18- 01- 2022)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono(:-C/Rashiid Ibraahim Cali Farsamadii:-  Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble.

Read More
Barnaamijyo Ogaal

Barnaamijka Ogaal (18- 01- 2022)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo Gudbineyna Barnamijka Ogaal waxaana halkana idin ka soo Jeedin doono:–:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii(:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble.

Read More
Somali News

Ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom oo howlgalo ka sameeyay Shabeelaha Hoose.

Muqdisho-KNN-Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka yaa Hawlgal Qorshaysan ka fuliyey deegaanada kala ah Mubaarak iyo Darasalaam oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose. Taliyaha.

Read More