Guure
Uncategorized

Jarmalka oo gacanta ku dhigtay Muwaadin Soomaali ah oo lala xiriirinayo Al-shabaab.

Muqdisho-KNN-Saraakiisha dalka Germany ayaa gacanta ku dhigay muwaadin Soomaaliyeed oo ay ku eedeyeen inuu xiriir la leeyahay dhaq dhaqaaqa Al-shabaab. Dacwad ogayaal federaali

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (17-02-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Maamulka Gobolka Isio ee dalka Kenya oo faafaahin ka bixiyay gaari wax yaabaha qarxa siday oo gacanta ay ku dhigeen.

Muqdisho-KNN-Masuuliyiinta gobolka Isio ee dalka Kenya  ayaa sheegay in gacanta ay  ku dhigeen gaari siday waxyaabaha qarxa iyo hub fara badan gaarigaan ayaa

Read More
Uncategorized

Tahriibayaal Somali ah oo Liibiya lagu kala iibsaday oo qaar kood maanta muqdisho soo gaaraya.

Muqdisho-KNN-Waxaa dalka dib loogu soo cilin doonaa ugu yaraan 15 maxbuus oo lagu sheegay in laga soo daayay xabsiyada dalka liibiya iyo qaar

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:Barnaamjka Murti iyo Maaweelo Ee Radio Kumiye (16-02-2018)

Muqdisho–KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye {16=02=2018

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan ka

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (16=02=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-  Cabdiwahaab Xuseen  Muxudiin iyo

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka Wariyaha EE RADIO KULMIYE (16-02-2018)

Muqdisho–KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo weerar ay dad ku dhinteen ka fuliyay Gobolka waqooyi Bari ee dalka Kenya

Wajeer-KNN=Saaka Aroortii weerar ka dhacay meel ku dhaw deegaanka Qarsa ee ismaamulka Wajeer ee waqooyi bari Kenya ayaa waxaa lagu dilay Macalimiin ka

Read More
Uncategorized

Qaramada midoobey iyo Imaaraatka oo kawada hadlay kordhinta taareerada lasiiyo Somalia

Muqdisho-KNN=Ergayga Qaramada Midoobay uqaabilsan Arimaha soomaaliya Ambassador Michiel keting ayaa booqasho ku tagay Safaaradda Imaaraadka uu ku leeyihiin caasimada  Soomaaliya ee Muqdisho. Kulankan

Read More