Guure
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (13-01-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare]   :- Farsamadii:-Iqra

Read More
Uncategorized

Qaban Qaabada Soo Dhaweynta Madaxweyne Farmaajo Oo M/Gaalkacyo Ka Socoto.

Gaalkacyo-KNN-Qaban qaabo ku aadan soo dhaweynta madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka soconaysa saaka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Madaxda

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (13-01-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Cabdiqani Cabdulahi Ibraahi:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-

Read More
Uncategorized

Taliska Ciidanka Danab Oo Sheegay In Ay Bur-Buriyeen Saldhigii Ugu Weynaa Al-Shabaab Ee G/Shabeelaha Hoose.

Muqdisho-KNN-War Qoraal ah oo Ka soo baxay Ciidamada kumaandooska soomaaliya ee Danab ayaa Lagu Sheegay In ay bur buriyeen xaruntii ugu weyneed Al-shabaab

Read More
Uncategorized

Waan Waan lagu sii deynayo Xaliimo yarey oo Dhuusamareeb ka socoto.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo yarey” ayaa wali ku xeran  magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobalka Galgaduud ee Soomaaliya.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (13-01-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Midowga Afrika oo Trump raali galin ka dalbaday.

Muqdisho-KNN-Midowga Afrika ayaa ugu baaqay Madaxweyne Donald Trump inuu ka laabto hadal gaf ahaa oo la sheegay inuu u adeegsaday wadammada Afrika islamarkaana

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Ku Wajahan Gaalkacyo.

Boosaaso-KNN-Waxaa Maanta lagu waddaa in Magaalada Gaalkacyo ay gaaraan Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed uu hogaaminaya ay gaaraan magaalada Gaalkacyo oo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:BARNAAMIJKA MURTI IYO MAAWEELO EE RADIO KULMIYE (12-01-2018)

Muqdisho–KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye {12=01=2018

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan ka

Read More