Guure
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (12=01=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:–Cabdiwahaab Xuseen  Muxudiin iyo  Farxiyo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{12-01-2018}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Xafso

Read More
Uncategorized

War deg deg ah-: Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Qaranka oo dhuusamareeb lagu xiray.

Dhuusamareeb-KNN-Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo yarey” ayaa goor-dhaw lagu xiray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobalka Galgaduud ee Soomaaliya.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka Wariyaha EE RADIO KULMIYE (12-01-2018)

Muqdisho–KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO-:Milatariga Soomaaliya” Jawaab cad ayaa ka bixin doonaa Sarkaalkii ay Kenya nooga dishay Ceel-waaq”

Ceel-waaq-KNN-Korneel Aadan Axmed Dufle oo kamid ah saraakiisha Ciidanka xooga dalka ee Ku sugan Gedo  ayaa Idaacada kulmiye Waxaa uu uga warbixiyay dagaal

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Jubbaland oo lagu wadao in isku Shaandheyn uu ku Sameeyo Golaha wasiirada.

Kismaayo-KNN-Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo Ee Xarunta u ah Maamulka Jubbaland ayaa waxay sheegayaan in dhawaan madaxweynaha Maamulkaasi Axmed Maxemd Islaam Madoobe uu

Read More
Uncategorized

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo duqeeyay Saldhig Al-Shabaab ku leeyihiin gobolka Jubada Hoose.

Afmadow-KNN-Diyaaradaha dagaalka ee Militariga Kenya ayaa saakay waxay Duqeymo ka fuliyeen Saldhig Al-shabaab ku leeyihiin deegaanka Diif ee gobolka Jubbada Hoose. Duqeynta ayaa

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(12-01-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Islaamka Iyo Nolasha (12-01-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Shikh Salaad Cantub Xasan

Read More
Uncategorized

Qarax ka dhacay gudaha Guri lagu diyaarinayay oo ku yaala D/Kaaraan.

Muqdisho-KNN-Xalay saqdii dhexe ayaa Qarax xoog leh waxa uu ka dhacay guri ku yaala degmada Kaaraan ee gobalka Banaadir, qaraxaas oo la sheegay

Read More