Guure
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (11=05=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cali Ibraahim  Cabdullahi  iyo 

Read More
Uncategorized

Kenya oo markii ugu horeysay tijaabisay Dayax Gacmeed

Nairobi-KNN-Kumanaan dad ah ayaa isugu soo uruuray jaamacadda Nairobi si ay u daawadaan munaasabad dalka Japan ka dhacaysay oo xarigga looga jarayay dayax

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka Wariyaha Ee Radio Kulmiye (11-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka

Read More
Uncategorized

Dhaq dhaqaaq ciidan oo maanta ka taagan gobolka Sool

Laascaadood-KNN-Xiisad colaadeed ayaa maanta ka taagan deegaanka Tuka-raq ee gobolka Sool kadib markii dhaq ciidan ay ka sameeyeen ciidamo kala taabacsan Soomaaliland iyo

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo sheegay in ay la wareegeen Dagmada Qoryooley

Qoryooley-KNN-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal muddo kooban socday oo u dhaxeeyay ciidamada dowlada Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Al-shabaab oo ka dhacay

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(11-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Uncategorized

Ciidanka xooga dalka oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen hub u socday Al-shabaab

Baardheere-KNN-Faarax Maxamed Turbac Taliyaha ururka 49aad ee ciidanka xoogga dalka oo la hadlay Idaacada ku hadasha afka ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in

Read More
Uncategorized

Taliska ciidanka xooga oo ka hadlay weerar ka dhacay Bariire farina u diray shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho-KNN-Aabaandullaha ciidamada xooga dalka Jen. C/llaahi Cali Caanood ayaa faafaahin ka bixiyay weerar diyaaradaha aan duuliyaha la heyn ee Mareykanka ay ka fuliyeen

Read More
Uncategorized

Wasiirka Amniga oo ciidamada ku amray in ay gacanta ku soo dhigaan kooxaha dilka ka fuliya Muqdisho

Muqdisho-KNN-Wasiirka Amniga Soomaaliya maxamed Abuukar Islow Ducaale oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa Ciidamada Amaanka dalka ku amray in ay gacanta ku soo

Read More
Uncategorized

Sarkaal ka tirsan NISA oo Xalay Hoygiisa lagu weeraray.

Muqdisho-KNN-Kooxo hubeysan  ayaa xalay weerar waxa ay ku qaadeen Hoyga uu degmada Wadajir ee gobalka Banaadir  mid ka mid ah Saraakiisha Hay’adda Ciidanka Nabad Sugidda

Read More