Guure
Uncategorized

Maamulka G/Banaadir oo sheegay in ay dardargelinayaan Sugidda Amniga Muqdisho

Muqdisho-KNN-Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha G/Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta Daah-furay mashruuca Sugidda Amniga caasimada Muqdisho, sheegeyna in 90 cisho

Read More
Uncategorized

Kenya oo baadi goobeysa nin gubay Kaniisad una soo baxsaday Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Booliska dalka Kenya ayaa soo bandhigay magaca iyo sawirka nin ay ku sheegeen inuu ka tirsan ururka Al-Shabab kaasi oo ay ku eedeeyeen

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Gaas oo Wasiiro cusub magacaabay.

Garowe-KNN-Madaxweynaha Maamulka Puntland C-Wali Maxamed Gaas ayaa maanta magacaabay Labo Wasiir oo ka mid noqonaya Xubnaha Golaha Wasiirada ee Madaxweynaha Puntland. Madaxweyne Gaas

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{12-05-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(12-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (10-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:-shaafici Yusuf

Read More
Uncategorized

Guddoomiye Muudeey “Xildhibaano badan oo shaqo u taalo ayaa saakay ka dhoofay M/Muqdisho”

Muqdisho-KNN-Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya C-Wali Shiikh Ibraahim Muudeey oo maanta ka hor hadlayay kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (12-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Cabdisalaan Cumar Farsamadii:–Iqra Axmed

Read More
Uncategorized

Ambassador Micheal Keating oo maanta ku wajahan magaalada Garowe ee Puntland.

Muqdisho-KNN-Wakiilka Q.M. u jooga Soomaaliya Ambassador Micheal Keating  ayaa maanta ku wajahan Magaalada Garowe ee xarunta gobalka Nugaal, sidoo kale ah Xarunta Maamul

Read More
Uncategorized

Dilalka laga fulinaya Xaafadaha Muqdisho oo sii kordhaya.

Muqdisho-KNN-Xaafadaha magaalada Muqdisho ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ku soo badanaya dilalka ay geysanayaan Kooxaha Hubeysan kuwaas oo loo geysanayo Shacab, Shaqaale

Read More