Guure
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (08-05-2018)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {08-05-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{08-05-2018}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga

Read More
Uncategorized

SAWIRRO:-Wasiirka amniga gudaha iyo Agaasimaha HSJ oo la kulmay Mas`uuliinta dalka Finland

Muqdisho-KNN-Wasiirka Amniga gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu wehliyo agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo safar shaqo ku jooga dalka

Read More
Uncategorized

R/W Kheyre oo la kulmay Hay`addaha Q.M u qaabilsan Cuna-Qabateynta Hubka

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaaran oo ka socday Hay’adda Qaramadda Midoobay u qaabilsan cuna-qabataynta Hubka

Read More
Uncategorized

Madaafiic maanta ku soo dhacday degmada Wartanabada

Muqdisho-KNN-Tiro Madaafiic ah ayaa goor dhow ku soo dhacay qeyb ka mid ah degmada Wartanaba ee gobolka Banaadir kuwaas oo khasaaro kala duwan

Read More
Uncategorized

Puntland oo Soomaaliland ka dalbatay in ay sii deyso Boqor Buur-Madow

Garowe-KNN-Waxgaradka ka soo jeeda deegaanada Puntland ayaa mas`uuliyiinta Soomaaliland ka dalbaday in xuriyadiisa la siiyo Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Boqor Buur-Madow oo ka

Read More
Sports

Chelsea oo dooneysa Cavani.

Muqdisho-KNN-Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhawaaqday inay weeraryahanka Paris Saint-Germain Edinson Cavani ka dhigtay liiskoodii ay ku dooneysay inay ku bedesho

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{08-05-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Uncategorized

Dhageyso:-Wafdi sare oo maanta gaaray magaalada Hobyo

Hobyo-KNN-Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf, Wasiiro, Xildhibaanada laba gole ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo xubno kale ayaa maanya gaaray magaalada Hobyo ee

Read More