Marwaan
Uncategorized

Ciidamada Booliska Soomaaliya oo loo qabanayo Tababar la xariira la dagaalanka Argigixsada iyo Difaaca Caruurta.

Muqdisho-KNN-Taliska Ciidamada Midowgaf Africa ee (AMISOM) ayaa sheegay in ay bilaabeen tababar socon doona 10 maalmood, kaas oo saraakiil ka tirsan ciidamada Police-ka

Read More
Uncategorized

Soomaaliland oo digniin u dirtay Mas’uuliyiinta shaqada ka waaya deegaanadeeda ee Xilka u raadiya Dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Hargeysa-KNN-Wasiirka Arimaha dibadda Maamulka Soomaaliland Sacad Cali Shire oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada hargeysa ee Xarunta Maamulka Soomaaliland ayaa digniin u jeediyay

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{24-08-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(24-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Uncategorized

Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Q.M. iyo Wafdi uu hogaaminayo oo soo gaaray M/Muqdihso.

Muqdisho-KNN-Jeffrey Feltman oo ah Kuxigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ee dhinaca siyaasada  ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo kulamo Xiligaan la

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (24-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (24-08-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Xasan Maxamed Aweys Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-

Read More
Uncategorized

Dabley hubeysan oo goor dhaw Nin Ganacsade ah ku dishay Magaalada Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Dabley Bastoolado Ku Hubeysan ayaa goor dhaw Xaafadda Sanca ee Magaalada Muqdisho ku dishay Nin la sheegay in uu ka mid ahaa ganacstada

Read More
Uncategorized

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo shir Muhiim ah kaga qeyb galaya Dalka K/Africa.

Muqdisho-KNN-Xasan Sheikh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa Dalka K/Afrika kaga qeybgalaya Shir weyne ay soo qaban qaabisay Hay”dda Thabo mbeki foundation,isla markaana

Read More
Uncategorized

Maamulka G/Banaadir oo dib u furay Taaladii Axmed Gurey oo ku taala Magaalada Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Taabit Cabdi Maxamed Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho  ayaa dib furay Taalada Axmed Gurey oo ku taalla bartamaha magaalada Muqdisho, gaar ahaan

Read More