Radio Kulmiye
Somali News

Askar ka tirsan Ciidamada dowlada oo maanta lagu dilay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Laba Askari oo ka tirsan Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa maanta barqadii lagu dilay agagaarka isgoyska Afarta Darjiin ee degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.

Read More
Somali News

Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee DFS, D/Goboleedyada iyo G/Banaadir oo furmay

Muqdisho-KNN-Shirka Madasha shanaad ee ay ku mideysanyihiin Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo looga doodi

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Islaamka Iyo Nolasha (29-06-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Shiikh Salaad Cantoob Xasan:-

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Maamulka Degmada Qoryooley oo ka qeyb qaadanaya Dagaalada Al-Shabaab ka dhanka ah.

Qoryooley-KNN-Masuuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Qoryooleey ayaa ku biiray dagaal ka dhan ah Al-shabaab oo maalmihii la soo dhaafay ku soo laa laabtay

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Muxuu yahay Barnaamij CAFIS ee lagu qabtay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Magaalada Muqdisho markii ugu horeysay ayaa shalay galab waxaa lagu qabtay Barnaamij la yiraahdo CAFIS oo loogu talagalay iney isku cafiyaan dadka Soomaaliyeed

Read More
Somali News

Xoola dhaqatada G/Bay “Al-Shabaab waa cudur halis ku ah nolosheena ee naga soo gaara”

Muqdisho-KNN-Qaar ka mid ah Xoola dhaqatada iyo Beeraleyda Gobalada ay maamulaan dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa walaac ka muujiyay xiisad todobaadyadii la soo dhaafay ka

Read More
Somali News

ONLF ” Qalbi Dhagax wali xor maahan waxaa lagu haayaa Guri ku yaalo Magaalada Adis Ababa”

Muqdisho-KNN-Afayeenka Jabhadda Dib u Xoreynta Soomaali Galbed ee loo yaqaano ONLF Cabdiqaadir Xasan Hirmooge Caddaani ayaa sheegay in C/kariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax uusan

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (29-06-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Somali News

Faah Faahin:-Toogasho ka dhacday dalka Maraykanka

Muqdisho-KNN-Toogashada ayaa ka dhacday dhismaha Wargeyska Capital galabnimadii talaadada xiliga Maraykanka,waxaana lagu dilay dad gaaraya shan qof, tiro kalena waa dhaawac Weriye meesha

Read More
Somali News

Guddoomiye Eng. Yarisow “Isboortigu wuxuu kaalin fiican ka qaataa Naabdda iyo isdhexgalka Bulshada”

Muqdisho-KNN-Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ka qeyb kulan ciyaareed qeyb ka ah barnaamijka isdhexgalka bulshada

Read More