Radio Kulmiye
Somali News

Muwaadin Soomaaliyeed oo ka soo muuqday maxkamad ku taala dalka Australlia

Muqdisho-KNN-Nin Somaali ah oo lagu magacaabo Ali Khaliif Shire ayaa waxaa lasoo istaajiyay Maxkamad ku taalla Magaalada Melbourne ee dalka Australlia. Ali Khaliif

Read More
Somali News

Ciidamada xooga ee G.SH/Hoose oo sheegay in gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan Al-shabaab

Afgooye-KNN-Wararka ka imaanaya gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Xoogga Dalka ay howlgal ka fuliyeen degaano ka tirsan Gobalkaasi. Degaanada ay howlgalka

Read More
Somali News

Kenya oo maxkamadeyneyso Haween Soomaaliyeed oo Al-shabaabnimo lagu eedeeyay

Muqdisho-KNN-Maxkamad ku taalla Magaalada Mombasa ee dalka Kenya oo Muddo ay kasoo socotay Maxkamadeeynta haweeyn lagu soo eedeeyay in ay doonayeen in Al-Shabaab

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(24-06-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Somali News

Wasaaradda Dastuurka ee DFS oo Garoowe ka furtay tababar

Garowe-KNN-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland ka furtay Tababarka Tababarayaasha ee Waxbarashada Madaniga iyo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (24-06-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:-Shaafici Yusuf

Read More
Somali News

Punland oo sheegtay inay siideysay maxaabiis u xirneed Soomaaliland

Garawe-KNN-Guddoomiyaha gobolka Sool ee Puntland Abuukar Cabdi Geele ayaa maanta warbaahinta u sheegay in ciidamada Puntland xalay ay weerareen saldhigyo ku yaala magaalada

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (24-06-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Cabdisalaan Cumar Farsamadii:-Shaafici yuusuf

Read More
Somali News

Ardayda Baladweyne oo maanta galaya imtixaanka Dowladda

Beladweyn-KNN-1400 oo dhameysatay Dugsiyada sare ee magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta u fadhiisanaya imtixaanka dowlada kadib markii dib loogu dhigay

Read More
Somali News

Soomaaliland “Cabdiweli Gaas wuxuu fadeexadeeyey oo ceeb aanay geyin dusha u saaray dadka reer Sool”

Hargeysa-KNN-Soomaaliland ayaa si kulul ugu hadashay hadalkii shalay ka soo yeeray madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas kaas oo aad ugu hadlay colaada

Read More