Radio Kulmiye
Somali News

Khasaaro ka dhashay Hoobiyaal maanta ku soo dhacay Xarunta Xalane ee Muqdisho

Muqdisho-KNN-Tiro Madaafiic ah ayaa maanta ku dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir gaar ahaan nawaaxiga xarunta Xalane oo ah fadhiga ugu weyn ee

Read More
Barnaamijyo Somali News

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (01-07-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (01-07-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Caydiid Cabdiraxmaan Aadan  Farsamadii:-Shaafici yuusuf daajir

Read More
Somali News

Akhriso:-Khudbadii Madaxweyne Farmaajo maanta uu ka jeediyay Garoonka Koonis ee xuska 1 Luulyo

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo kala duwan taabaneysa ka jeediyay fagaaraha Garoonka Koonis ee magaalada Muqdisho oo maanta

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (01-07-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Shaafici

Read More
Somali News

Madaxweyne Axmed Madoobe”Waxaa la joogaa xiligii gobolada Waaqoy la xaal marin lahaa oo lagala hadli lahaa waxa ay tabanayaan”

Kismaayo-KNN-Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo boqolaal dad ah kula hadlayay fagaayo ku yaala magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah

Read More
Somali News

Shacabka Muqdisho ee u dabaal dagaya 1 Luulyo oo lagu daad gureynaya Daadiidka Dowlada

Muqdisho-KNN-Iyadoo inta badanay ay xiran yihiin wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa shacabka magaalada ku nool ee u dabaal dagaya xuska 1-da Luulyo, oo ah

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Nin ka mid ahaa dadka Xoolaha Qalo oo goor dhow lagu dilay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Nin ka mid ah dadka Qalo xoolaha ee degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir ayaa goor dhow lagu dilay degmadaasi. Marxuumka la dilay ayaa

Read More
Somali News

Al-shabaab oo deegaanada ay maamulaan ka mamnuucay isticmaalka Bacaha

Muqdisho-KNN-Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa deegaanada ay maamulaan ka maamnuucay isticmaalka Bacaha kala duwan ee dadka ay isticmaalaan sida ay sheegeen Qaar ka mid ah

Read More
Somali News

Mid ka mid ah Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Muqdisho lagu dilay

Muqdisho-KNN-Kooxo hubeysay ayaa magaalada Muqdisho ku dilay mid ka mid ah Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Golaha Shacabka oo lagu soo doortay magaalada Baydhabo

Read More