Radio Kulmiye
Somali News

Qarax Ciidamada Dowladda lagula beegsaday duleedka degmada Balcad

Balcad-KNN-Wararka laga helayo degmada Balcad ee gobalka Shabeelaha dhexe ayaa soo sheegaya Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya Qarax Miino ku haleelay duleedka degmadaasi.

Read More
Somali News

Lacagta Shilinka Soomaaliga oo laga diiday xaafado ka mid ah Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Suuqyada Fagax, Arjantiin, Jamhuuriya, iyo meelo kale oo ka tirsan degmooyinka Yaaqshiid, Kaaraan iyo Heliwaa ayaa saakay laga diiday Isticmaalka Lacagta Shilinka Soomaaliga

Read More
News in English

AMISOM shines the spotlight on Sexual and Gender-based Violence in Somalia

Mogadishu-KNN- African Union Mission in Somalia (AMISOM) is taking concrete steps to tackle Sexual and Gender-Based Violence (SGBV) in Somalia. The Mission’s gender

Read More
Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{25-06-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(25-06-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (25-06-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:-Iqra Axmed

Read More
Somali News

Saraakiisha Difaaca Soomaaliya oo sheegay iney dilayn Dagaalame Ajnabi ah oo ka tirsan Al-Shabaab.

Muqdisho-KNN-Ka dib howlgalo qorsheysan oo ciidamada xoogga dalka ay ka fuliyeen degaanada jubboyinka waxa ay ku guuleesteen xureeynta buundada Araare ee G/Jubbada Hoose.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo udhoofay dalka Jabuuti.

Muqdisho-KNN-Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba-baxay magaalada Djibouti ee xarunta Dalka Jabuuti.

Read More
Somali News

Wariye Axmed Khaliif Geedi oo lagu xiray Magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Ciidamada amaanka magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ayaa maanta xabsiga dhigay Wariye Axmed khaliif Geedi oo ka tirsan Telefishinka RTN ee fadhigiisu yahay

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (25-06-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Iqra

Read More