Somali News
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay saraakiil iyo askar lagu tababarayo Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday dugsiga Tababarka Kumaandooska Dalka Turkiga ee Isparta, halkaas oo xarun muhiim ah u ah tababarrada iyo.

Read More
Somali News

Mahdi Guuleed oo Nairobi kaga qeyb galay shirka urur goboleedka IGAD

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qayb galay meertada 39aad ee Shir Madaxeedka.

Read More
Somali News

Soomaaliland oo xabsiga ka sii daysay siyaasiyiin iyo suxufiyiin muddo u xirnaa

Waxaa xabsiga Mandheere laga soo daayay siyaasiin ka tirsan xisbiyada mucaaradka ee soomaaliland iyo suxufiyiin maalmihii la soo dhaafay ugu xirnaa arrimo siayasadeed..

Read More
Somali News

Muuse Biixi iyo guddigii dhex-dhexaadinta khilaafka doorashada Soomaaliland oo heshiis gaaray.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo guddida dhexdhexaadinta khilaafka mucaaradka iyo xukuumada, ayaa ku heshiiyay in la sii daayo siyaasiyiinta mucaaradka ka xiran,.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Hir-shabeelle oo kulan la qaatay wafdi ka socda QM

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Xarunta Madaxtooyada  ku qaabilay Ku xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya.

Read More
Somali News

Xasan Shiikh oo sheegay in wadahadal aan lala gali doonin Al-shabaab

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inaysan xilligan Soomaaliya joogin marxalad ay kula xaajooto Al-Shabaab. Madaxweynaha oo ka hadlayey Turkiga oo uu.

Read More
Somali News

Booliska Soomaaliya oo sheegay in ciyaal weeradii ay isku badeleen koox abaabulan

Shir deg deg ah oo maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen taliyeyaasha booliska degmooyinka ayaa waxaa looga hadlayay amni darada maalmihii la soo.

Read More
Somali News

Abiy Axmed: ‘Waa in la ciribtiraa jabhadda Oromada

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa xasuuq ku tilmaamay weerarro lagu beegsaday dadka laga tiro badan yahay ee ku nool galbeedka Itoobiya halkaas.

Read More
Somali News

Kooxo hubaysan muqdisho ku dilay Macalin Jaamacadeed.

Allaah u Naxariistee kooxo burcad ah oo ku hubeysnaa bustoolado ayaa Cusmaan Axmed Macow ku dilay magaalada Muqdisho gaar ahaan Suuqyaraha degmada Dharkeeneey.

Read More
Somali News

Milateriga Suudaan oo war hor leh ka soo saaray xaaladda dalka.

Taliyaha militeriga Suudaan Janaraal Cabdel Fataax Al Burhaan ayaa sheegay in ciidanka ay waddada u xaari doonaan sidii loogu dhawaaqi lahaa dowlad rayid.

Read More