Somali News
Somali News

Xaalad deg deg ah oo lagu soo rogay gobol ka tirsan dalka Uzbekistan

Madaxweynaha dalka Uzbekistan ayaa bandow ku soo rogay gobolka Karakalpakstan oo ku yaalla Waqooyi-galbeed dalkaasi, ka dib rabshado xooggan oo maalmihii la soo.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Xamse oo sameeyay Magacaabistii ugu horreysay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, Ayaa maanta Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha u magacaabay Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr..

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Turkiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Recep.

Read More
Somali News

lubnaan oo dalalka carabta ugu baaqday in ay taageero u fidiyaan dadkooda

Ra’iisul wasaaraha dalka Lubnaan Najib Mikati ayaa ugu baaqay dalalka Carabta in ay taageero u fidiyaan dalkiisa oo ay ka jirto dhaqaale xumo.

Read More
Somali News

Maxay kawada hadleen Madaxweynaha Jubbaland iyo Saraakiisha Ciidamada maamulkaas.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalmahan safar shaqo ku jooga degmada Dhoobleey ayaa maanta la kulmay saraakiisha ciidanka Amniga..

Read More
Somali News

Bankiga dhaxe oo markii ugu horeysay warqadda ogolaanshiyaha siiyay laba banki oo ajnabi.

Guddiga sare ee maamula Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa xalay ansixiyey in la ogolaado in labo Banki ajnabi ah laga furo gudaha Soomaaliya,.

Read More
Somali News

Khilaaf ka dhashay xil ka qaadis la sheegay in lagu sameeyay Gudoomiyaha Howl-Wadaag.

Khilaaf xoogaan ayaa ka dhashay xil ka qaadis la sheegay in lagu sameeyay Gudoomiyaha Degmada Howl-Wadaag mustaf Cali Kheyre. Warqad aan la shaacin.

Read More
Somali News

Qarax xooggan oo ka dhacay magaalo ku taalla Ruushka

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Ruushka ku taalla ee Belgorod, taas oo dhacda xadka Ukraine, sida uu.

Read More
Somali News

mareykanka oo kahadlay aragtidiisa ku aaddan aqoonsiga somaliland

Mareykanka  ayaa sheegay in siyaasaddiisa Somalia ay tahay 1 mid oo qura taasi oo ah iney aqoonsanyihiin Somalia madaxbanaanideeda dhuleed   iyo sohdimihii lasameeyay .

Read More
Somali News

Geel cunay geed sun ah oo ku le’day duleedka magaalada Jigjiga

Geel badan ayaa ku sumoobay geed uu daaqay oo ka baxa duleedka magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya. In ka badan.

Read More