Uncategorized
Somali News Uncategorized

Xukuumadda Afghanistan oo dalka badankiisa bandoo ku soo rogtay

Xukuumadda Afghanistan ayaa bandoo habeenkii ah ku soo rogtay qaybo dalkaas ka mid ah oo ay ku doonayso in lagaga hortago in Taliban-ku.

Read More
Uncategorized

R/wasaare Rooble oo digniin u diray hay”addaha Booliska iyo NISA.

Guddiga Dib u heshiisiinta arimaha doorasghooyinka ee gobolka Gedo ee uu magacaabay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble 29 kii bishii hore.

Read More
Uncategorized

Ciidamada booliska Puntland oo Sanaag ku qabtay waxyaabaha maanka dooriya

Ciidamada Amniga Puntland, oo xalay hawlgal qorshaysan ka fuliyay degmada Badhan ee Gobolka Sanaag, ayaa gacanta ku dhigay maandooriyaha Khamriga oo lagu qariyay.

Read More
Uncategorized

Ururka Xamaas oo digniintii ugu dambeysay u dirtay Israaiil.

Kooxaha Falastiiniyiinta ayaa ku hanjabay in markale ay weerari doonaan Maamulka Yahuuda hadii Ciidamada israaiil ay sii wadaan daan daansiga ay ku hayaan.

Read More
Uncategorized

Barnaamijka Ciyaaraha (17-07-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkan idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-{Daraja}.

Read More
Somali News Uncategorized

Jubbaland “Doorashada Aqalka Sare waqtigeeda ayaan ku qabaneynaa”

War qoraal ah oo ka soo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in  25 bishaan ay qaban.

Read More
Uncategorized

Tirada dhimashada Koonfur Afrika oo korortay

Dowladda Koonfur Afrika ayaa Arbacadii dalbatay 25,000 oo askari oo lagu xakameeyo rabshadaha ka socda dalkaas oo galay maalintii toddobaad, xilli ay jiraan.

Read More
Uncategorized

M/weynayaasha Turkiga iyo Yahuuda oo taleefoonka markii ugu horeysay ku wada hadlay.

Ankara KNN: M/weynaha dalka Turkiga Rajap Tayip Ordegan oo qadkataleefoonka ku wada hadlay markii ugu horeysay ayaa ka wada hadlaysuurtagalnimada xiriir diblomaasiyaad labada.

Read More
Uncategorized

Casharka Tafsiirka {13-07-2021}= Suuratu {Al-baqra} Darsigii 22aad-

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya: Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo koobi.

Read More
Uncategorized

Shiinaha oo digniin u diray Mareykanka

China ayaa maanta wacad ku martay inay aargudan doonto, waxayna sheegtay inay “si xooggan uga soo horjeeddo” in 23 shirkadood oo dalkaas laga.

Read More